HomeWasiirka Dib-u-dejinta Somaliland oo Kulan la Qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Finland...

Wasiirka Dib-u-dejinta Somaliland oo Kulan la Qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Finland iyo Waxyaabaha labada dhinac ka wada-hadleen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Helsinki (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Finland Mrs Päivi Räsänen, ayaa shalay la Kulantay wefti uu hogaaminayo Wasiirka Dib-udejinta Somaliland Md. Saleban Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) oo maalmihii u dambeeyey socdaal shaqo ku joogay  Caasimadda dalkaas ee Helisinki.

Kulankan oo Weftiga Somaliland si rasmi loo qaabiley, ayaa ku qabsoomay xarunta wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaas, waxaana   Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha ee Finland kulanka ku wehelinayey madax kale oo kasocotay wasaarada arimaha gudaha ee dalkan Finland.

Dr Xagla-toosiyeWasiirada Wasaarada arimaha Gudaha ee Finland Mrs päivi räsänen ayaa si heer sare ah usoo dhawaysay Wasiir Saleban iyo weftigiisaba, tilmaantayna inay ku faraxsanyihiin ka wasaarad ahaan iyo dawlad ahaanba inay kulan noocan oo kale ah yeeshaan maanta Wefti kasocda dawlada Somaliland.

Labada Wasiir ayaa faalo ka bixiyey labaduba mid walbaa dhankiisa iyo dawlada uu ka tirsanyahay sida ay diyaarka ugu yihiin inay sameeyaan xidhiidh wanaagsan oo dhex mara laba wadan, iyagoo xusay mandaqada geeska afrika ee ay ku taal Somaliland in-loo baahanyahay inlayska kaashado waxyaabo badan oo khuseeya dhinacyada Nabadgalyada, Horumarka, Budhcad-badeeda, Ladagaalanka argagixisada iyo waxyabaha lamidka ah.

Wasiirka Wasaarada dib-udejinta Somaliland Md Saleban Esse Ahmed ayaa xusay in dawlada Somaliland ay ubaahantahay kaalmo dhanwalba ah, iyo inay dawlada FINLAND wixi ay ka gaysan karto horumarka dalka Somaliland ay ka qayb qaataan, halka dhanka kale aysoo dhawaysay Wasiirada Wasaarada arimaha gudaha ee Finland is-kaashi dhex-mara labada dawladood.

Weftiga kasocda dawlada Somaliland ee maalmihi ugu danbeeyey ku sugnaa dalka Finland ayaa waxay la-kulmeen qaybo badan oo kamid ah madaxda dalkan Finland. Sida Siminaar balaadhan oo ay shalay kasoo qayb galeen, madax kasocota laanta socdaalka dalka FINLAND, Madaxda IOM Finland Iyo Norwey, qaar kamid ah Madaxda Booliiska Wadankan Finland, Iyo Kulankan ay la kulmeen Wasiirada Wasaarada arimaha gudaha. Mrs päivi räsänen iyadoo weli ay uqorshaysanyihiin inay lakulmaan Wasaarada arimaha dibeda ee dalkan Finland iyo Gudoomiyaha baarlamaanka.

Kulankan ayaa intii uqabsoontay weftiga kasocday Somaliland gabi ahaantood waxay ugu dhamaadeen is-afgarad wanaagsan.

Maxamed Xasan Mataan

Suxufi Madax-bannaan,

Helsinki, Finland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories