HomeWasiirka Caafimaadka Somaliland oo Safar Shaqo ku tagay Laascaanood si wayna...

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Safar Shaqo ku tagay Laascaanood si wayna loogu soo dhaweeyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Laascaanood(SLpost)-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed oo maanta socdaal shaqo ku tegay Gobolka Sool ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Laascaanood, waxaana uu dhagax dhigay dhisme cusub oo uu yeelan doono Mac-hadka caafimaadka ee Gobolkaasi.

xaglotoosiye

Wasiirku waxa uu kulan la qaatay maamulka gobolka iyo ka degmada Laascaanood isagoo kormeer ku soo maray, xarunta dawladda hoose, dhismaha cusub ee Xukuumadda Somaliland u dhistay jaamacadda Nugaal, cisbitaalka guud ee laascaanood, iyo xarumaha kale ee caafimaad ee halkaasi ku yaalla isagoo warbixino ka dhegaystay mas’uuliyiinta iyo hawlwadeenada ka hawlgala goobahaasi.

Munaasabadda uu Wasiirka caafimaadku ku dhagax dhigayey dhismaha mac-hadka caafimaad ee magaalada laascaanood waxaa goob joog ka ahaa Badhasaabka gobolka Sool Md. Maxamed Faarax Aadan, mayorka magaalada laascaanood C/qaadir jaamac Saalax, saraakiisha ciidamada, waxgarad ka tirsan dadweynaha deegaanka iyo mas’uuliyiin kale.

Somalilandpost.net

Laascaanood

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories