HomeWasiirka Arrimaha Guddaha Oo Iclaamiyay Xiliga Ay Magaalooyinka Dalka Uu Ka Bilaabmayo...

Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Iclaamiyay Xiliga Ay Magaalooyinka Dalka Uu Ka Bilaabmayo Ololaha Hagaajinta Bilicdda (Dhagaysi+Qoraal)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)  Wasiirka Arrimaha guddaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa shaaciyay xaliga magaalooyinka dalka laga bilaabi-ololaha dib u hagaajinta bilicdda Magaalooyika Dalka.
Wasiir Waran-cadde oo maanta warabaahinta kula hadlay Xafiiskiisa ayaa sheegay in Maayaradda Magaalooyinka Dalka aya ka wadda-hadleen qorshihii lagu bilaabi-lahaa bilicdda Magaalooyinka Dalka.

 

Waran-300x297

 

Waxaana hadaladiisii ka mid ahaa “Waxaanu la shirnay maayaradii magaalooyinka dalka oo aanu ka wada hadalnayn hawsha dib u habaynta bilicda magaaloyinka, waxaanu u sheegaynaa dadweynaha reer Somaliland iyo ganacsatadaba  in la bilaabi doono ololaha dib u habaynta bilicda magaaloyinka Somaliland bisha soo socota kowdeeda, waxaanan dadweynaha ka codsanaynaa inay u diyaar garoobaan sidii wakhtigaa loo bilaabi lahaa dib u hagaajinta bilicda, iyada oo ay wada shaqayn doonaan dadweynaha hawsha ka qayb galaya iyo dawladaha hoose ee magaalooyinka dalka” ayuu yidhi wasiirka arimaha gudaha Cali-warancadde.

 

 

 

 

Wasiirku waxa uu intaas ku daray “Waxaan jecelahay inaan halkan ka sheego waxyaabaha I soo gaadhaya ee ay ka mida tahay in dawladaha hoose uu ka imanayo muran badan oo aad moodo inuu tartan ka dhex jiro, waxaan u soo jeedinayaa dhamaan xildhibaanada, maayarada iyo cid kasta oo ay masuuliyad saaran tahay  inay xurguftooda dib u dhigaan oo ay bishan u diyaar garoobaan sidii magaaloyinka horu markooda looga shaqayn lahaa iyo sidii bulshada idin soo dooratay u tusi lahaydeen inaydaan dalka u soo shaqo tagin balse aad u shaqaynaysaan,  sidaas awgeed nin walba waxa lagu qiimayn doonaa sida uu  uga qayb qaato ololahan, mudadaa ay hawluhu socdaana waxaan farayaa inay si wanaagsan oo walaaltinimo ah u wada shaqeeyaan wixii khilaafana ay dib u dhigtaan”  ayuu yidhi wasiirka arimaha gudaha Somaliland.
Wasiirka Arrimaha  guddaha Cali Maxamed Waran-cadde oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi “iyada oo  aanu doonayno in magaalooyinka waaweyn ee leh laamiyada in aynu dib u habayn ku samayno oo bilicdooda iyo qurxintooda aynu dib u bilawno, iyada oo aynu ka duulayno  wixii aynu qabsan karno oo ay ka mid taha inaynu bilicdeena hagaajisano,xashiisha inaynu iska xaadhno, iyo wax kasta oo aynu awoodi karno inaynu qabsano wixii aynu ka maarmi waynana aynu aduunka la kaashano”

Somalilandpost.net

Hargeysa

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories