HomeWasiirka Arrimaha Gudaha oo Xilka ka qaadamay Masuuliyiintii Degmada Mandheera qaar Cusubna...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Xilka ka qaadamay Masuuliyiintii Degmada Mandheera qaar Cusubna magaabay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Mandheera, (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa Guddoomiye, Guddoomiye ku-xigeen iyo Xoghaye fulineed u magacaabay Degmada Mandheera ee Gobolka Saaxil, ka dib markii ay dhawaan Wasaaradda Daakhiligu shaqada ka joojisay saddex Masuul oo jagooyinkaa ka hayey Degmada.

Shaqo ka joojinta Masuuliyiintii hore ee Degmada Mandheera, ayaa ka dambaysay iska hor-imaad ku dhexmaray toddobaadkii hore qaar ka mid ah Beeralayda deegaanka iyo Askar joogay bar kaantarrool oo laga galo magaalada Mandheera. Kuwaasoo isku maan-dhaafay arrimo ka dhashay Cashuurta laga qaado Qudaarka ay Beeralayda Deegaanku soo saaraan, sida uu ku soo warramayo Weriye Yaasiin Jaamac Cali.

Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur), qoraalka uu ku magacaabay Masuuliyiinta cusub Markaan arkay qodobada 18,aad ee xeerka tr 23/2003 xeerka gobolada iyo degmooyinka Markaan ogaaday baahida keentay in isbedel lagu sameeyo xubnaha guddida fulinta degmooyinka Markaan tixgaliyay madaxda,iyo odayaaasha ay khusayso arrinka degmadani, Xeeriyay qodobka 1,aad

Waxa masuuliyiinta halkan ku qoran loo soo magacaabay xilalka degmada Mandheera laga bilaabo taariikhda xeerkan sida hoos ku xusan Yaasiin Yuusuf Axmed-Gudoomiyaha degmada Mandheera. Aar Qaaddi Jaamac-Guddoomiye ku-xigeen. Cabdi Muuse Cilmi-Xoghaya Fulinta.”

Haddaba, haddaynu dib ugu noqono taariikhda degmada Mandheera waa Degmooyinkii uu aasaasay Ingriisku xilligii uu xukumayay Somalilan, waxaana ku yaalla Jeelka ugu wayn Somaliland oo u dhisay Ingriisku. Maayerka cusub ee shalay loo magacaabay Mandheera ayaa ah nin dhalinyaro ah, isla markaana muddo shan sano ah hore Maayer uga soo noqday isla Degmada Mandheera.

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories