HomeWasiir Xaabsade oo Dawladda ugu baaqay inay Ciidamada soo saarto Deegaamada Buuhoodle

Wasiir Xaabsade oo Dawladda ugu baaqay inay Ciidamada soo saarto Deegaamada Buuhoodle

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Boorama, 07 April, 2012 (SLpost)- Wasiirka Hawlaha Guud Md. Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa sheegay inay tahay war lagu farxo inay reer Buuhodle soo dhaweeyaan gogosha nabadda ee loo fidiyay hadii laga qaado ciidanka.

Md. Axmd Cabdi Xaabsade oo maanta ka hadlay arrintaas mar uu xadhiga ka jarayay wado isku xidhaysa Boorame iyo Jaamacadda Camuud, waxa uu sheegay in dadka deegaanka Buuhoodle ogolaadeen gogosha nabadeed ee loo fidiyay, isla markaana ay sheegeen inay Somaliland ka mid yihiin, sidoo kalena ay codsadeen in ciidamada qaranka laga qaado, kuwaaso uu wasiirku ugu baaqay xukuumadu inay fuliso.

“Dhibaatada na haysata ee Sool ka taagan, anaguna xabad lagu laayo ayaanu dadkayaga u soo iibinaynaa, halkana (Awdal) qalin-baa loo soo iibiyaa, labadaasina laba is-le’eg maaha. Dadkaasi (Dhulbahante) waxaan leeyahay walaalihiin xabad-bay idiin soo iibiyaan, halkana qalin-baa la idiinku deeqay, markaa u mahad-naqa dadkan wax idin bara,” ayuu yidhi Wasiirka Hawlaha Guud Md. Xaabsade. Waxaanu intaa ku daray oo uu yidhi, “Joornaal ayaan ku arkay in reer Buuhoodle yidhaahdeen ‘haddii ciidanka inyar lanaga qaado gogoshii nabadeed waanu imanaynaa, Somaliland-na waanu nahay, warkaasi waa war farxad leh.” Mr. Xaabsade oo baaq xukuumadda u soo jeediyay waxa uu yidhi, “Dawlada waxaan leeyahay, idinkuna ciidamada ka qaada, maadaama oo ay ogolaadeen gogoshii iyo in aanay soo duulin.”

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories