HomeWasiir Dawladda Muqdisho Ka Tirsan Oo Sheegay In Somaliland Iyo Soomaaliya Aanay...

Wasiir Dawladda Muqdisho Ka Tirsan Oo Sheegay In Somaliland Iyo Soomaaliya Aanay Wada-hadalladu Ka Dhab Ahayn

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (Slpost.net)-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ku eedeeyey in dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya in aanay dhab ka ahayn wada hadalada u dhexeeyaa, islamarkaana aanay waxba ka ogeyn wada hadaladaasi Gollayaasha iyo hay’adaha kala duwan ee dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya.

xamar

Wasiir Maareeye ayaa arrintan waxa uu kaga hadlay Wareysi gaar ah oo uu siiyey telefishanka Kalsan, gaar ahaan Barnaamijka la yidhaa War isii, kaasoo uu telefishanku baahiyey qayb hordhac ah oo ka mid ah Wareysigaasi.

Wasiir Maareeye oo ka jawaabaya su’aal ku saabsan sida uu arko wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya ayaa waxa uu yidhi “Soomaalidu Wada hadalada dhab kama aha, Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya hay’adaheeda oo dhami ma oga, xattaa inay dib-u-heshiisiini socoto ma oga, Somaliland-na gollaha wasiiradu ma wada oga, Gollaha baarlamaanku ma oga, shaqsiyaad uun weeyi,Madaxtooyadda iyo meelahaa ayaa laga dirraa, mana aha wax aanu u wada hadalno oo rasmiya”.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories