HomeWasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Farriin u dirtay Dugsiyada dalka

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Farriin u dirtay Dugsiyada dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa dugsiyada waxbarasho ee dalka ka jira ugu baaqday inay u hoggaansamaan hab-raacii ay wasaaraddu u jidaysay la-dagaalanka iyo ka-hortagga Xannuunka Covid-19 oo dib u soo laba-kacleeyey.

blank
Axmed Abokor, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Axmed Abokor Maxamed, waxa uu Dugsiyada waxbarashada ugu baaqay in ay ku dhaqmaan Habraacii Wasaaradda Waxbarashada iyo Gudiga la dagaalanka Covid 19 ay u dhegeen in xannuunka lagu xakameeyo.

War kooban oo uu Agaasime Axmed Abokor soo saaray maanta, waxa uu ku sheegay in loo baahan yahay fulinta talabooyinkaas caafimaad, maadaama oo uu xannuunku adduunka ku soo laba kacleeyay, waxanu intaas ku daray in masuuliyiinta wasaaradda waxbarashada ee goboladu ay masuul ka yihiin fulinta arrintaas.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland waxa uu sheegay in aanay jirin wax fasax ah oo wakhigan ay gelayaan ardaydu, isla markaana ay sideedii hore u soconayaan waxbarashada Dugsiyadda kala duwan ee dalka.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories