HomeWasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta J/S Oo Qorshaynaysa In Radio Hargeysa Mawjadda FM-ta...

Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta J/S Oo Qorshaynaysa In Radio Hargeysa Mawjadda FM-ta laga Dhegaysto Boorame

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Boorame(SLpost)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md. Cabdirashiid Jibriil Yuusuf ayaa maanta booqasho muddo kooban qaadatay ku yimid magaaladda Boorama.

Radio Hargeysa

Agaasimaha Guud waxa Booqashadiisan ku wehelinayay Eng. Siciid Aamiin Gadiid oo ka mid ah injineeradda wasaaradda warfaafinta.

Isuduwaha Warfaafinta ee gobolka Awdal Md. Abokor Xasan Caafi ayaa saxaafadda u sheegay in socdaalka Agaasimaha guud ku tagay Boorame ay qorshe ay wasaaradu ku doonayso in idaacadda Radio Hargeysa mawjada fm-ka laga hirgeliyo Boorame.

RADIO HARGEYSA (7)
“Waxa uu Agaasimuhu u yimid sidii loogu gogol xaadhi lahaa in idaacada Radio Hargaysa looga dhigi lahaa mid ka hadashay mawjada FM-ta oo gudaha Boorama ah, waxana uu kulano la yeedhay shirkadaha kala duwan ee isgaadhsiinte ee ka hawl gala Boorama, waxana aan u mahadnaqayaa Shirkada SOMTEL oo noo ogolaatay inay noo fududayso sidoo FM-ta Radio Hargaysa looga dhigi lahaa mid laga hirgeliyo Boorama, waxana hadii Eebe Idmo qorshaysan in 15 Maalmood gudahood lagu hir galiyo isku daygan ah dhinaca FM-ta,”ayuu yidhi Isku duwe Abokor Xasan Caafi.

RADIO HARGEYSA (11)

Isuduwe Caafi waxa uu qiray in Agaasimaha Guud ee W/Warfaafinta iyo Wasiir Cakuse ay yihiin masuuliyiintii ugu horaysay ee dadaal geliya in FM noocan oo kale ah laga hir galiyo Boorama, waxana uu tallaabadan ku tilmaamay mid dhabada u xaadhaysa in dadka reer Boorama ay ku xidhnaadaan Idaacada Radio Hargaysa ee Xukuumada iyo Mida Quraanka Kariimka ah, taasina ay noqonayso tallaabo muhiim ah.
Waxa kale oo iskuduwaha Wasaaradda Warfaafintu uu tilmaamay in degmooyinka gobolka oo dhan laga dhegaysto idaacada Radio Hargeysa.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories