HomeWasaaradda Ciyaaraha, Dhaqanka Iyo Dhaqanku Ha Joojiso Khilaafkeedan Badan

Wasaaradda Ciyaaraha, Dhaqanka Iyo Dhaqanku Ha Joojiso Khilaafkeedan Badan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Wasaarada dhalinyarada ciyaaraha iyo dhaqanka waxaad moodaa inay iyadu ahayd beryahan mid uu ka taagnaa khilaaf aad u ragaadiyey shaqadeedii ,taasi oo ah mid luminaysa kalsoonida ay dhalinta dalkan somaliland u hayeen wasaaradaasi iyo waliba masuuliyiinteeda kala duwan .
Madaama oo ay wasaaradani u hayso dalkan xil aad u muhiim ah oo ah dhalinta iyo ciyaaraha iyo waliba dhaqanka ,waxaa la odhan karaa waa wasaarada ka badbaadin karta dhalinta dalkan aafada iminka haysata dhaliin yarada dalka somaliland oo ah tahriibka ,sidoo kalena waxay keeni karta inay dhalinyaradu iska dayso qaadka oo isaguna ah waxa maanta burburka ku haya dalkeena iyo waliba shaqo la’aanta dalka maanta ka tagaana .
Markaynu intaasi oo dhan ka nimaadno waxay wasaarada ciyaaruhu dhowaan ku guulaysatay inay dalka ka qabato tartankii koobka gobolada somaliland oo ka dhacay magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer ,sidoo kalena ku soo dhamaaday si nabad gelyo ah ,sidoo kale waxa laga rajaynayaa wasaarada ciyaaraha iyo dhalinyarada iyo waliba dhaqanka inay halkaasi kasii wado oo sannadba gobol ka qabato koobkaasi gobolada ee ay sannadkan ku guulaysatay inay qabato oo ay waliba ku qabato gobol ka baxsan caasimada dalka ee hargeysa ,taasi oo ku tusaysa inay magaalooyinka kalena awood u lee yihiin inay qabtaan ama marti geliyaan koobkaasi .
Waxaana la odhan karaa waxa dhalinyarada maanta dayacay ganacsatada dalkan oo iyagu aan odhan karno waa kuwa masuulka ka ah inay dhalinta dalkani noqdaan qaar bilaa camal ah ama shaqo la’aan taagan ‘iyo waliba qurba jooga somaliland ee kala duwan oo aan iyaguna dalka aan ku samayn badankoodu wax maal gashi ah .
Haddaba waxaan ugu baaqayaa oo aan kula talinayaa wasaarada dhalinyarada ,ciyaaraha iyo dhaqanka inay iska dayso khilaafkan badan ee soo noqnoqonaaya ee dhexdeeda ka jira oo ay xaliso ,waliba iyada oo ku xalinaysa hab iyada u gaara oo aan ciddi ogayn ,mana aha in la dareemo khilaafka soo kala dhex gala masuuliyiinta wasaaradaasi madaama oo ay bulshada sumcad ku dhex yeesheen ,waa in aanay masixin sumcadaasi ,waana inay waxooda oo dhan ku qabtaan kuna dhamaystaan wada tashi oo ay laasimaan .

Qore: Jaamac Cilmi Jiir
Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories