HomeWasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Oo Daah Furtay Hab Casriya oo si fudud ugu-wada...

Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Oo Daah Furtay Hab Casriya oo si fudud ugu-wada xidhidhi karaanWasaaradaha Dawladda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargaysa(Slpost.nte)Wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ayaa maanta soo bandhigtay mashruuca loogu tallo galay in lagu xidhiidhiyo wasaaraadaha dawlada iyo Kuwa Caalanka oo ay Maal-Galinayaan Baanka Aduunka Oo Faa’ido badan ugu fadhida Somaliland.

 
Wasiirka Boosaha Somaliland Maxamuud Sheekh Cabdilaahi Cige ayaa maanta Daah Furay Mashruucani waxaana uu kulamo layeeshay masuuliyiinta shirkadaha bixiyay adeega intenaydka oo tartan Loo qabanayo sidii ay u bixin lahaayeen internayd xawaarihiisu sareeyo kaas oo ay iyagana bixinayaanMashruucan Ayaa ugu horayn waxa lagu Tijaabi Doonaa Wasaaradaha Boosaha,madaxtooyada,maaliyada iyo Ganacsiga,taas oo loogu tallo galay In Maqal iyo muuqaal kula xidhiidhaan Wasaaradaha caalamka oo ah hab casri ah.

 

 

Agaasimaha Guud ee wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta somaliland Faysal Cali sheikh ayaa si qoto dheer muhiimada uu leeyahay mashruucani daaha ka rogay waxaana uu ka shekeeyay faa’iddooyinka ku duugan ee keenay in baahi loo qabo mashruucani bidhka ah.

 

“Runtii Maanta Farxad ayay Nootahay Inaad nagala soo qayb gashaan munaasibadan oo ku saabsan furitaanka Bidh ama tartan ay shirkaduhu u gali doonaan afar xafiis Oo Xidhiidhka Xafiisyada ah Taas oo qala-bayntiisa iyo internaydkiisaba si buuxda loogu xidho doono,runtiina tartankaas waxa hagi doonta wasaarada boosta iyo isgaadhsiinta Somaliland,waxaana laga maal galinayaa Baniga Aduunka.

Agaasimaha Wasaarada boosta iyo is gaadhsiinta Somaliland ayaa ka hadlay mashruucan ay bixinayso Bangiga aduunku,waxaana uu ka shekeeyay faa’idada ku duugan iyo adeegyada uu ka koobnaan doono waxaana uu yidhi.

“Mashruucani waxa uu ka koobnaan doonaa qalab lagu xidhi doono wasaaradaha dawlada,waxaana ay qalabkani kuwada xidhiidhi doona wasaaradaha dalka,waxana ku xidhnaan doona oo iyaguna ku jira interned Toban Embii Ah oo sanad iyo sideed bilood labixin doona Lacagtiisa,mashruucani runtii waa bilow waxaanan rajaynaynaa inuu sii socdo oo qaybaha dhiman ama wasaaradaha dhiman inuu dhamaystirmo inta naga dhiman.

Faysal Cali sheikh ayaa geesta kale sheegay in  shirkadaha ku tartamaya loogu garsoori doono si cadaaladi ku dheehan tahay,waxaana uu tilmaamay in mashruucan cidii ka soo bixi karta loo dhiibi doono.

“Waxaanu wasaarada ahaan ku dadaali doonaa tan iyo hawlaha kale ee aan wadnana in ay noqdaan qaar qaranka wax badan u tara inta oo kaliya wasaarady shaqadeeda maaha ee kuwan iyo kuwa kaleba way laleedahay ha noqdaan shirkadaha is gaadhsiinta ama boosta,waxaana ay diyaar u tahay in ay kala shaqayso dadaal dheerna ugu jirto sidii ay u kobcin lahayd isgaadhsiinta dalka Somaliland.

ku xigeenka wasaarada boosaha iyo is gaadhsiinta iyo Guddoomiyaha ICT Ee wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Eg Cali Daahir ayaa isna sheegay inuu mashruucani faa’ido badan u leeyahay wasaarada dawlada iyo xidhiidhkooda  u dhaxeeya,kaas oo ka faa’idi doonaan.

Gaba-gabadii wasiirka wasaarada boosaha iyo is gaadhsiinta Somaliland ayaa furay mashruucan Bidhka ah ee la doonayo in xidhiidh loogu sameeyo wasaaradaha dawladaha taas oo maanta lagu daah furayay furitaankiisa cidii qaadan lahayd Mashruucan oo Shirkadaha bixiyay adeega Internayd layskugu yeedhay.

waaiirka-laftiisa

Mudane Maxamuus Sheekh Cabdilaahi Cige wasiirka boosaha ayaa tilmaamay in loo baahan yahay in sida ugu wanaagsan adeegan  Bidka ah layskaga xil saaro,waxaana uu wasiirku la dardaarmay shirkadaha bixiyay intenaydka oo maanta layskugu keenay Hoolka Wasaarada taas oo shirkad waliba loo bandhigayay adeega looga baahan yahay.

“Mashruucan bidhka ahi waa mid aad u wanaagsan mid sahlaya in ay xidhiidh toos ah yeeshaan wasaaradaha dawladu,waxaanan ku dadaalaynaa inaanu markasta isku dayno sidii mashruucaasi u hir gali lahaa oo faa’ido inoogu filan.

Mashruucan bidhka ah ayaa wasaarada boosahu ku guulaystay sidii ay u hirgalin lahayd,waxaan ay tani ka turjumaysaa dadaalka dheer ee ay ugu jirto xidhiidhka wasaaradaha dawladu iyo kuwa caalamkaba,waxaana mashruucan keenay wasaarada inta uu xilka hayay wasiirka cusub ee boosaha oo ku sunta dadaal iyo dhiiri galinta shaqaalaha wasaaradiisa oo durba inta uu xilka hayay ay soo iftiimeen mashruucyo bad

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories