HomeWARARKII u dambeeyey ee Xaaladda Doonyo ay saaran yihiin 200 oo Muhaajiriin...

WARARKII u dambeeyey ee Xaaladda Doonyo ay saaran yihiin 200 oo Muhaajiriin Soomaali ku jirto oo ku Dhex Caddilan Biyaha Badda Liibiya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Rome (Slpost)- Laba doonyood oo ay saaran yihiin Muhaajiriin tiradadooda lagu qiyaasay 200 oo isugu jira Somali iyo Eretatian, kuwaas oo ku sii jeeda Xeebaha dalka Talyaaniga, ayaa qaylo-dhaan u dirsaday ciidamada ilaalada Xeebaha Italy maalinimadii ee shalay oo masuuliyiinta dalkaasi soo gabogabeeyeen baadi-maydadka dadkii ku dhintay dooni ku degtay xeebaha Italy oo ay ku geeriyoodeen 300 qof oo isugu jiray Eretrian iyo Ethiopian.
Ciidamada Ilaalada Xeebaha Talyaaniga ee dhowaaqa qaylo-dhaantu gasdhay, ayaa sheegay in labada Doonyoodba ay weli ku jiraan xuduuda Biyaha badda ee Liibiya.

doon-300x187
Qaylo-dhaantii u horeysay ee ka timaadda Tabriibayaasha, waxa helay oo ay gaadhey Wariyaha Idaacadda BBC laanteeda Afka Soomaaliga ee magaalada Rooma Aadan Sabriye oo sheegay inay 120 Somali ah oo ay ku jiraan 30 haween ah iyo 20 carruur ah ay ku caddilan yihiin mid ka mid ah labada doonyood oo laba maalmood ka hor ka baxdat Xeebaha Liibiya.
Telefoon labaad oo xambaarsan qaylo-dhaan taakulo, ayaa ka sop yeedhay 100 Eretarian ah oo haween iyo carruur ku jiraan, kuwaas oo la xidhiidhay Mose Zeria oo asal ahaan ka soo jeeda Eretariya, kaas oo u dooda xuquuqda dadka magan-galyo doonka ah iyo qaxoontiga ku nool Talyaaniga.
Labada qaylo-dhaamoodba waxa la sheegay in loo gudbiyey Ilaalada Xeebaha Talyaaniga -kuwaas oo markii ay arkaan in doonyahaasi ku jiraan Biyaha Dalka Liibiya, codsiyo taakulo loogu gacan fidinayo u diray Maraakiib ganacsi oo ku safray goobaha ay doonyahaasi ku xumaadeen.
Siddeeddii bilood ee u horreeyey sannadkan 2013-ka, waxa xeebaha dalka Talyaaniga gaadhay 21,241 oo tahriibayaal ah, halka sannadkii 2012 ay tiradu intaas ka yarayd, ahaydna 15,570 muhaajir, sida lagu shaaciyey Cilmi-baadhis uu sameeyey Machadka Cilmiga Bulshada iyo Dhaqaalaha ee CENSIS.
Somalilandpost.net
Rome

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories