HomeWararkii u dambeeyey Muhaajiriin ay Somali kujirto iyo Eretarian oo...

Wararkii u dambeeyey Muhaajiriin ay Somali kujirto iyo Eretarian oo ku le’day Xeebta dalka Talyaaniga, Tirada la badbaadiyey iyo inta Maydkooda la helay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
Sicily (Slpost/Bbc)- Tahriibayaal Afrikaan ah oo badankoodu u dhasheen dalka Eretariya oo habeen hore dooni ka raacay xeebaha dalka Liibiya, ayaa doontii ay saarnaayeen kula degtay meel u dhow jasioradda Lampedusa ee Talyaaniga, ka dib markii dab qabsaday
Doonta oo ay saarnaayeen muhaajiriin lagu qiyaasay 500 oo qof.
tahrib1
90 Tahriibeyaal ah ayaa goor dhaweyd dhimashadooda la xaqiijiyay, halka 130 kalena dirqi lagu badbaadiyay ka dib markii doon ay la socdeen oo ka soo shiraaqatay dalka Libya ay cago jiid ku soo gaadhay Jasiiradda Lampedusa  ee Dalka Talyaaniga kuwaas oo maydkooda lahigey xeebta dakada.
tahrib4
Warbaahinta dalka Talyaaniga iyo BBC  oo baahisay Warkasi ayaa waxa ay sheegeen in dadka dhintay ayku jiraan hooyo iyo wiil yar oo ay dhashay, kuwaas oo u dhintay gaajo iyo haraad is biirsaday. Doontan ayaa lasheegey in ay badweynta ku xumaatey ka dib markii uu mashiinku istaagey oo ay ciladi ku tumi waxaaney dadka qaar isku dayeen inay dabashaan balse ma ay kareyn oo mudadii ay bada kujireen ayaa ay ku dhacdey cunta la aan kadibna awood may laheyn ay isku dayaan inay is badbaadiyaan.
tahrib2
Tahriibeyaashan ayaa la sheegayaa in ay  u kala dhasheen wadamada Somalia, Eretria iyo Ghana, kuwaas oo inta hadda nool xaaladooda caafimaad aad looga dayrinayo.
Inta badan tahriibeyaasha ku sii jeeda wadamadda reer Yurub ayaa silic iyo saxariir dheer ka dib hadhaagoodu ay gaadhaan Wadamadaasi, waxaanay inta badan ku sii dhintaan bada u dhaxaysa Libya iyo talyaaniga, halka in kalena ay ku dhintaan Jeelasha darxumadu ay taalo ee Libya iyo saxaraha suudaan iyo Libya.
tahrib3
Usbuucan dhexdiisa ayaa jasiiradaa lagu badbaadiyey 200 tahriibayaal ah kuwaas oo 100 kamidi ahaayeen haween ,dalka talyaaniga ayaa isagu cabasho xoogle ka muujiyey tahriibayaasha ku soo qulqulaaya dalkiisa.
500 boqol ee tahriibayaasha ah ayaa ilaa hada la layey geeri iyo nolol toona 240 raq iyo ruux taasi oo wali lagu gudajiro in bal lahelo.
Somalilanpost.net
News Desk 
London  
UK
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories