HomeWararkii u dambeeyey Dhulgariir Ku Dhuftay iyo Roobab Fatahaado sababay Oo Ka...

Wararkii u dambeeyey Dhulgariir Ku Dhuftay iyo Roobab Fatahaado sababay Oo Ka Da’ay Djibouti

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Djibouti (SLpost)- Dhulgariir cabbirkiisu yahay 4.7 ayaa subaxnimadii hore ee saaka ku dhuftay dalka Jabuuti.

Dowladda Jabuuti oo xaqiijisay dhulgariirka ayaa sheegtay in dhulgariirku dhacay abaaro 4:22 subaxnimo ee wakhiga Bariga Afrika.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti ayaa sheegay in 7-dii subaxnimadii ee Khamiista laga dareemay dalkaas Dhul-gariir kale oo kii hore awood yar, kaas oo la filayo inuu ka dhacay gacanka Cadmeed.

“Ilaa 7dii subaxnimo, waxaanu dareemey laba dhul-gariir oo kaa wood yar kii hore. Xudunta dhulgariirku waxay 18km dhinaca waqooyi kaga beegan tahay gacanka Tadjourah,” sidaasi waxa yidhi wasiirka arrimaha dibadda ee Djibouti Maxamuud Cali Yuuuf oo qoraal kooban ku baahiyey bartiisa twitter-ka.

Ilaa hadda lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay dhulgariirka.

Goobta dhulgariirku ka dhacay ah badda dhexdeeda, ayaa masaafo 3.5km dhinaca Woqooyi-bari kaga beegan caasimadda Jabuuti.

blankDhul-gariir labaad oo cabbirkiisa lagu qiyaasay 4.6 ayaa ka dhacay badda dhexdeeda oo masaafo ahaan 9km u jirta caasimadda Jabuuti.

Dhul-gariirka ayaa lagu soo warramayaa in laga dareemay magaalooyinka Cadan iyo Taiz ee dalka Yemen.

Dhanka kale, waxa dalka Jabuuti maanta gelinkii ka da’ay roobab fatahaado sababay. Roobanka oo dufaanno watay, ayaa la rumaysan yahay inay ka dhasheen dhul-gariirka ku dhuftay xeebaha dalkaa.

Ma Jiro wax khasaare nafeed ah oo la soo wariyey inay roobabku sababeen.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories