HomeWararkii u dambeeyey Dagaalka Ethiopia iyo Duqeymo ka socday Caasimadda gobolka Tigray

Wararkii u dambeeyey Dagaalka Ethiopia iyo Duqeymo ka socday Caasimadda gobolka Tigray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Addis Ababa (SLpost)- Magaalo madaxda gobolka Tigray ee Ethiopia ee Mekelle, waxaa ku socda duqeyn  xooggan oo Milatariga dalkaasi ku bilaabeen Sabtida maanta, sida ay xaqiijiyeen warar laga helay hay’adaha gargaarka ee ku sugan gobolka iyo goobjoogayaal ka cararay magaalada.

Duqeynta ka qaraxday magaalada Mekelle laba maalmood ka dib markii ra’iisul-wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed uu shaaciyey inay ciidamada Milatarigu galayaan wejigii ugu dambeeyay ee hawlgal militari oo dib loogu soo celiyo kala-dambaynta sharciga ee gobolka waqooyi ee Tigray ka dib 72 saacadood oo kasoo wareegtay muddadii loo qabtay jabhadda TPFL.

blankHogaamiyaha Jabhadda Xoreynta Dadweynaha Tigreega (TPLF) Debretsion Gebremichael ayaa dhankiisa xaqiijiy duqeynta ciidamada Milatariga federaalka Itoobiya ku bilaabeen caasimadda Tigray, sida uu u sheegay wakaalada wararka ee Reuters oo fariin qoraal ah uu u diray.

Af-hayeenka xafiiska ra’iisal wasaraha, Billene Seyoum, ayaa sheegtay in ciidamada Itoobiya aanay “duqaynayn” goobaha rayidka ah, waxaanay intaa ku dartay in “bedqabka dadka rayidka ah ee reer Itoobiya ee ku nool Mekelle iyo gobolka Tigray tahay arin mudnaan u leh xukuumadda federaalka”.

Debretsion ayaa sidoo kale ku eedeeyey ciidamada dalka ay jaarka yihiin ee Eritrea in ay weerareen xeryo qaxooti oo ku yaal gobolka Tigray si ay u qabqabtaan qaxooti hore uga soo qaxay Eritrea.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories