HomeWar Deg-Deg Ah: Nin Isku Sumeeyay badhtamaha Suuqa Gobonimo ee Magaalada Hargeysa

War Deg-Deg Ah: Nin Isku Sumeeyay badhtamaha Suuqa Gobonimo ee Magaalada Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

breaking-newsHargaysa (SLPOST)-Ninkan ayaa cabay  sida ay sheegeen dad arkay sunta   waraabaha lagu sumeyo ama xawayaanka taaso uu la galay meel xamam ah waxana uu ninkaasi uu ku qastay  ama uu ku darsaday sida ay  sheegeen dadka ag dhawaa cano maraci ga.

Ninkaan oo ayna noo surta galin in anu idin soo bandhigno magaciisa oo sadexaan ayaa  waxa lagu ogaday kadib markii uu xammili wayay oo uu isku soo qaday albabki suliga uu ku jiray isaga oo cabadaya markaaso dadki arkayay ay qayliyeen kadibna ninkii oo la arkay afka kasii danaaya suntii iyo canihi uu is  ku qasay waxana dadki meeesha jogay ay ii shegeen in ninku uu qaliyay kasoo ma dagay.
cidamada booliska iyo danbi badhista oo soo gadhay ma dashaasi ayaa qaday ninkaasi kasoo hada xalasdiisa cafimaad lagula tacalaayo cusbitaalka guud ee Hargaysa .
Si kasta oo ay ahaataba ilaa hada ma cada ninkani sababta uu naftisa halista uu galiyay . dadka qar ayaa shegayay in ninkan uu xurguguf dhax martay walalki oo sarif la ah kasoo uu baryihii uu danbaysay ay wada shaqaysan jireen, lakinse lama hubo in uu xurku guaftaa dhaxmartay walalki usu kharjin gadhay iyo inkale ninkan ayaa hore uu han jiray sida ay dadka qar shegeyaan asgari , waxana badhaya sabata kentay in uu naftiisa halis galiyo waxda danbi badhista ee cidanka booliska.

Somalilandpost
Hargaysa
C/waahab guled
halyay222@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories