HomeWar Deg Deg Ah Diyaaradii Malaysia oo la tuhmay in Soomaaliya lagu...

War Deg Deg Ah Diyaaradii Malaysia oo la tuhmay in Soomaaliya lagu haysto

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Bangladesh(SLPOST)Wargeys la yidhaahdo Blitz oo kasoo baxa wadanka Bangladesh ayaa qoray war ku saabsan in diyaaradii laga lala aa dalka Malaysia ay suurto gal tahay inay soo qafaasheen koox Islaamiyiin ah loona  soo Afduubay dhanka Soomaaliya.

malaysia-airlines

Wargeyska oo soo xiganaya xubno ka tirsan military,ga Malaysia oo aanu magacyadooda shaacin ayaa waxa uu sheegeen in la tuhunsanyahay in diyaaradda ay leedahay shirkadda Malaysia Airlines ay gashay gacan koox afduubayaal ah oo aaney  la kulmin wax shil ah.

Saraakiishaan ayaa wargeyska warkan daabacay  u sheegay in la tuhunsan yahay in in koox afduubatay ay soo qabadsiiyeen  dhanka Soomaaliya.

Wargeyskan la yidhaah Blitz ee kasoo baxa caasimada dalka Bangladesh waxaa uu ku waramayaa in rakaabka diyaaradda saaran iyo diyaaradaba ay ku jiraan gacanta koox Islaamiyiin suurta galna ay tahay in Soomaaliya lagu haysto sida wargeyskani daabacay.

Ma jirto war rasmi ah oo kasoo baxay dawlada Malaysia iyo dawladaha kale eek u hawlan baadi goobka diyaaradaan la la’yahay mudada 5,ta cisho ah hase ahaatee waa uu jiraa tuhunka in diyaayarada la afduubay

Diyaaraddan oo nooceedu yahay Boeing 777 oo ay la socdaan 239 ruux  ayaa la waayay saacad kadib markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha magaalada Kuala- Lampur ee caasimada wadanka Malaysia waxaana ugu war dambeysay xilli ay dul maraysay hawada wadanka Vietnam.

 

Source-

BlITZ

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories