HomeWalaal Eebbe Dartii Ugu Gargaar 22 Sanno Jir Xanuunsanaya In Ka Badan...

Walaal Eebbe Dartii Ugu Gargaar 22 Sanno Jir Xanuunsanaya In Ka Badan 11-Sanno Kuna Nool G/Awdal. + SAWIRO

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Maxamed Saciid waa 22-jir ku noolaa deegaanka Cali Xeydh ee gobalka Awdal, waxa uu la liitaa muddo ka badan 11-sanno xanuun soo tiray isagoo da’iidu aad u yareed xiligaasi kaasoo wajiga, afka & cunaha ka asiibay, xanuunkaan waxa uu sababay inuu guud ahaan hadli waayo isla markaana afka iyo carabka uu go’o go’o sida sawirada idinkaga muuqda, Bukaan Maxamed Saciid oo ah nin Dhalinyaro ah Mustaqabal wanaagsan oo dhanka Horumarka & Aqoonta ku taamaya inuu sameysto balse Ilaah Amarkii xanuunka 11-sanno kahor soo ritay oo ilaa iminka haya ayaa guud ahaan ka joojiyay hamigiisi, waxaana xanuunkan lagu arkay muddo iminka laga joogo 11-sanno ka hor.

Bukaan-Maxamed-Saciid (4)Maxamed Saciid waxuu kasoo jeedaa Qoys Danyar ah oo baadiyaha deegaanka Cali Xeyd ee gobalka Awdal ee Somaliland ku nool oo iskaba daayee inay Cusbitaal geeyaan ay ku adag tahay inay quutaan sadaxda waqti ee wax la cuno, iyadoo inta badan Dhaqaatiirta ka howl-gasha gudaha Somaliland oo muddo ka hor la tusay xanuunka haya Maxamed Saciid ay cadeeyeen in xanuunka haya uu yahay mid gudaha dalka waxba loogu qaban kareyn loona baahan yahay in si degdeg ah loo geeyo Cusbitaalada dalalka horumaray gaar ahaan kuwa Itoobiya & Kenya oo ay sheegeen in laga helayo Qalab cadeeya xanuunka haya waxa uu yahay.

Bukaan-Maxamed-Saciid (3)Xanuunka mudda 11-sanno ah haya Maxamed Saciid waxa uu ku keenay in maalinba maalinta ka dambeysa ay sii yaraato Maqalka & Aragtida waxaana hore ugu go’ay hadalka isagoo tilmaamo uun bixiya marka uu la hadlayo dadka la nool gaar ahaan Qoyskiisa oo ku nool miyiga gobalka Awdal ee Somaliland.

Maxamed Saciid waxuu si naxariis leh uga codsanayaa Walaalaha Soomaalida ah iyo Cid kasta oo Islaam ah oo ka danqaneysa Xanuunka xoogan ee mudda 11-sanno heysta inay gacan naxariis leh usoo fidiyaan si uu u helo Dhaqaale uu ku tago Cusbitaalada ugu dhow ee dalalka Kenya ama Itoobiya iskuna soo daaweeyo.

Bukaan-Maxamed-Saciid (1)Hadaba waxii tabarucaad ah ugu hagaaji Xawaaladaha Soomaalida, kuna Hagaaji Wakiilka Bukaanka Cabdifataax Axmed Maxamuud Oo Kamid Ah Dadka Kaalmada U Raadinaya Bukaankan sida weyn u xanuunsanaya.

Cabdifataax Axmed Maxamuud
Boorama – Somaliland
Tel: 002522-4502777
AMA UGU DIR ZAAD: 4502777

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories