HomeWADDANKA SIDAN KA DAAYA

WADDANKA SIDAN KA DAAYA

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waddanka dadka iska leh ayaa amma dulleeya amma dalliciya. Kaba soo qaad oo lacagta waddanka haddii la kala shaandheeyo oo kolba qayb la tuuro mar waxa la gaadhi la yidhaa naga wada tuura. Waxa la tuuray halkii shilin, shantii shilin, tobankii shilin, kontonkii shilin, boqolkii shilin, shantii boqol ayaa qiiro qiiro ku jirta. Markaa maxaa ku xiga? Bal faraheena haddii aynu nidhaa faryaradu waa wax matara e iga gooya, oo faadumadu ku xigto, oo fardhexadu ku xigto oo murdisodu ku xigto marka damba waxad odhan gacantu faa’iido ma laha e iga wada gooya. Lacagtuna waa sidaas oo kale oo waxad odhan lacatani waa wax ma goys e
iga daaya. waxad odhan wadanku faa’iido malaha e faraha ka qaada, ciddii qabsanaysaa ha qabsato e. Innaga wadanka lihi haddii aynu wanaajinn garan weyno ayaynu ka caban.

Degmooyinkana waxa la odhan karaa ayaa manta isku deegaan ah laakiin lama odhan karo ayaa qoloma ah, intii isku deegaan ah waa isku dan oo waana isku qolo oo waqtiga ayaa isku qasbayaa in ay walaaloobaan oo nolosha isla wajahaan. Soomaalidu hore ayay u tidhi “oodi ab ka dhow”.

 

 

Cali Nuux Ducaale

Tell : 0634176986

Email: alinuux@hotmail.com

Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories