Home“Wada-hadallada Somaliland iyo Somalia waxay muhiimad Ugu Fadhiyaan Mustaqbalka Geeska Afrika”- Ismail...

“Wada-hadallada Somaliland iyo Somalia waxay muhiimad Ugu Fadhiyaan Mustaqbalka Geeska Afrika”- Ismail Omar Guelleh

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka hadlay wada-hadallada uu marti-geliyey oo maanta Jabuuti uga furmay madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya.

Madaxweynaha Jabuuti oo qoraal kooban ku baahiyey bartiisa X, waxa uu sheegay in wada-hadallada Somaliland iyo Somalia muhiimad weyn u leeyihiin mustaqbalka Gobolka Geeska Afrika.

Ismaaciil Cumar Geelle oo sababaynayey masuuliyadda uu iska saaray marti-gelinta wada-hadallada labada madaxweyne, waxa uu yidhi, “Waxaan martigeliyey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Muuse Biixi, iyadoo hadaf-keygu yahay inaan fududeeyo dib-u-bilaabashada wada-hadallada labada dhinac oo muhiim u ah Mustaqbalka Gobolka Geeska Afrika,” Sidaas ayuu yidhi madaxweynaha Jabuuti.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in dhaqanka, Diinta iyo Soomaalinimadu yihiin dhaxal la wada-leeyahay oo suurto-gelin kara natiijo wax ku-ool ah oo wada-hadallada ka soo baxa.
“Dhaqanka aynu wadaagno ayaa inoo suurto-galinaya inaynu gaadhno is-af-garad”, sidaas ayuu yidhi madaxweynaha Jabuuti.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories