HomeWAANO DOGOX: Dudmo iyo Dagaal, Dogoxoow Hadmaad, Doc U Dhaafaysaa? - W/Q:...

WAANO DOGOX: Dudmo iyo Dagaal, Dogoxoow Hadmaad, Doc U Dhaafaysaa? – W/Q: Cabdi Cisman

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
Waxa ay ahayd markii shalay lagu daabacay qaar ka mid ah warbaahinta Somaliland maqaal ciwaankiisu yahay “Xildhibaan Dogox oo Feedh Ku Daldalay Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa” una dhignaa sidan:
“Sida uu nooga warramay goob-jooge ku sugnaa Maansoor Hotel oo codsaday inaan magaciisa la sheegin, saaka 09:30 arooryo ayaa uu Xildhibaan Saleebaan Daahir C/Laahi (Dogox) oo ka mid ah Golaha Deegaanka Hargeysi dagaal gacan ka hadal ah ku qaaday Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa Mawliid Weris C/Laahi oo fadhiya kuraasta hudheelka.
Xildhibaan Dogox ayaa weerarka ka hor hadallo cadho ah ku yidhi “Maayarnimadii adaa iga qaaday” isagoo Xoghayaha ku eedeeyay inuu galay olole ka dhan ah isaga oo uu ku weydaariyay maayarnimada Hargeysa oo la filayo in berri ay Golaha Deegaanka Hargeysi u codeeyaan masuulkii beddeli lahaa Eng Yuusuf Warsame Siciid oo dhawaan geeriyooday.
Maaha markii koowaad ee ay is-gacan saaraan masuuliyiin xilal ka haya qaranka Somaliland, waa se dhacdo fool-xumadeeda leh oo muujinaysa masuuliyad-darrada ay ku kacaan dar ka mid ah kuwa loo doorto ama loo magacaabo xilalka qaranku”
Waxa raacday inuu saaka Xildhibaan Dogox saaka noqday qofka keliya ee ka tirsan Golaha Deegaanka isla markaasna ka duday ama ka maqnaa doorashada Maayarka Cusub C/Raxmaan Soltelco, kaddib markii lagaga adkaaday ololihii duqa Hargeysa… Taasina waa fal kale oo saluuggeeda leh.. Ma laga yaabaa inuu Dogox qaadaco doorashada maayarka siduu hore u qaadacay Doorashadii Marxuum Eng Yuusuf Warsame Siciid oo uu gadaal kaga qancay?
Waxa aan jecelahay inaan Xildhibaan Dogox u gudbiyo talooyinkan:
1. Masuul baad tahaye ka waantoow dagaalka iyo dudmada, aqbalna natiijada
2. Ha ku adkaysan inaad ka mid tahay Ururkii dhacay ee Xaqsoor, ee ku biir saddexda Xisbi qaran ee jira haddaweliba KULMIYE haddaad maayar rabto.
3. Sameena olole aad hankaaga ku rumayso
Cabdi Cismaan Xirsi
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories