HomeWaa Noocma Hab Ilaalinta Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland - W/Q: Cabdiraxman Yacqub...

Waa Noocma Hab Ilaalinta Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland – W/Q: Cabdiraxman Yacqub Xasan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Maqaalkan waxaan ku falanqayn doonaa tayada iyo aqoonta ay leeyihiin ilaaliyaasha madaxwayne axmed maxamed maxamuud “ siilaanyo “ waxaanan saldhig inoo noqon doona amase ka shidaal qaadanaynaa ciidanka ilaalada madaxwaynaha Maraykanka “ Secret Service “ oo ah  hay,adda ugu da,da weyn caalamka ee u xilsaaran ilaalinta madaxda taas jirta muddo ku siman 151  sanno .  Sidoo kale waxaan soo bandhigi doonaa xirfada iyo aqoonta laga maarmaanka u ah ciidanka ilaalada madaxwaynaha waxaana ka mid ah

eee

  1. Maamulida Safarada “Journey Management “
  2. Qorshaynta Hawl galka “Operational Planning”
  3. Hab ilaalinta “Foot Formation “
  4. Waddo Doorashada “Route Selection”

Maamulida Safarada “Journey Management “

Waxaa looga jeedaa Qorshaynta iyo Maamulida safarada madaxwaynaha ee Gudaha iyo Dibadaba waxaa u xil saaran ciidanka ilaalada madaxwaynaha oo kuwa awooda sare u leh maamulida dhaqdhaqaaqyada madaxwaynaha

Qorshaynta Hawl galka “Operational Planning “

Waxaa looga jeedaa Qorshaynta hawl galka ciidanka ilaalada madaxwaynaha

Hab ilaalinta madaxweynaha “Foot Formation “

Waxaa looga jeedaa habka iyo xalka uu istaagayo ilaaliyaha madaxweynuhu marka uu socdo madaxweynuhu waxaana jira lix hab oo kala ah

  1. Box Formation
  2. Diamond Formation
  3. V Formation

Low Profile Formation 

  1. Four close protection officers Formation
  2. Three close protection officers Formation
  3. Two close protection officers Formation

Waddo Doorashada “Route Selection”              

Waxaa looga jeedaa doorashada wadada uu mari doono madaxweynuhu waxaana lagu dooranayaa kuwan

  1. Security Street
  2. nearest Street
  3. Available Street

Waxay yihiin saldhiga xirfadeed iyo aqooneed ee ilaalinta madaxda caalamka shakhsi kasta oo ka mid ah ilaalada madaxweynaha waa inuu leeyahay aqoonta iyo xirfadahan,

Waxaase iska cad in ciidanka ilaalada madaxtooyadu ayna lahayn xirfada iyo aqoonta ee ilaalinta madaxweynaha sidoo kale ay cutubyo ka tirsan booliska iyo militariga waxaanan ka warqabnaa nooca toobareed ee ay qaataan ciidamadani kala duwan ee booliska iyo militariga ah , waxaanse rumaysanahay in ay haystaan fursad ay kor ugu qaadi karaa tayadooda iyo aqoontooda xirfadeed ee ilaalinta madaxweynaha .

  1. Waa noocma aqoonta iyo xirfada ciidanka ilaalada madaxtooyada JSL ?
  2. Ciidankani waxay kaga duwan yihiin ciidamada kale ?
  3. Sidee loo soo xulaa ciidanka ilaalada madaxtooyada JSL?
  4. Masuuliyiinta JSL Diyaar ma u yihiin hormarinta aqoonta iyo tayada ciidanka ilaalada madaxtooyada ?

Su,aalahan jawaabahoogu waxay ina siinayaan xaalada iyo awooda dhabta ee ciidanka ilaalada madaxtooyada Jamuuriyada Somaliland . gudashada waajibaadka shaqo ee  ku waajibka ah .

FG: Maqaalkani maaha mid aan ku durayo qaranimada Jamuuriyada Somaliland iyo Ciidanka ilaalada madaxtooyada waxaanse kuga jeedaa in indhaha loo furo lana tayeeyo ciidanka si ay ula jaanqaadaan kuwa caalamka waxaanan jecleystay in aan soo bandhigo aqoonta iyo xirfada aan u leeyahay arimahan

 

Contact

Name: Abdirahman Jacob Hassam

Title: Security Manager

Tell: +252634807177

E-mail: jacobhassam@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories