HomeUrur Gobolleedka SADC Oo Markii Ugu Horeysay Ka Shiray Dhibaatadii Isir-nacaybka Ee...

Urur Gobolleedka SADC Oo Markii Ugu Horeysay Ka Shiray Dhibaatadii Isir-nacaybka Ee Dalka Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Harare, (SLP)- Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa madaxda urur gobolleedka SADC EE waddamada Afrikada Koonfureed uga u sheegay in xukuumaddiisu ay ku guulaysatay joojinta kacdoonaddii isir-nacaybka ahaa ee dhawaan ka bilaabmay magaalooyinka Durban iyo Johannesburg.sadc

Sida uu sheegay madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe kulan ka dhacay caasimadda dalkiisa ee Harare madaxweynaha Koonfur Afrika ayaa ka warbixiyay heerka uu marayo kacdoonkii isir-nacaybka ahaa ee ka socday dalkaas.

“Jacob Zuma wuxuu noo sharaxay wixii dhacay, sharaxaad dheer kadibna waxa uu noo sheegay in xukuumaddiisu ku guulaysatay inay soo afjarto kacdoonkaas.” ayuu yidhi Mugabe oo ah guddoomiyaha urur gobolleedka SADC ee ay ku midoobeen dalalka Koonfurta Afrika..

Guddoomiyaha urur gobolleedka waddamada koofurta Afrika Robert Mugabe ayaa ku doodday in xalka dalka Koonfur Afrika uu ku jiro in waddamada jaarku ka joojiyaan dadkooda u u haajiraya, waxaanu yidhi.  “Waxaan soojeedinayaa in waddamada jaarku ay isku dayaan sidii ay u joojin lahaayeen dadka tirada badan ee u haajiraya dalka Koonfur Afrika.”

Kulankan ay isugu yimaadeen waddamada ku bahoobay urur gobolleedka SADC ee Koonfurta Afrika ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee lagu naaqisho dhiibtada ka dhacday dalka  Koonfur Afrika.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories