HomeUrur-goboleedka IGAD oo Bahdilay Maamulka Muqdisho kuna Eedeeyay In ay Shacabka Taangiyo...

Urur-goboleedka IGAD oo Bahdilay Maamulka Muqdisho kuna Eedeeyay In ay Shacabka Taangiyo ku Garaacayaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Muqdisho-(SLpost)- Wakiilka urrur goboleedka  IGAD u qaabilsan Soomaaliya, ayaa farriin adag oo uu ka siday beesha caalamka iyo urrurka IGAD, ku bahdilay si aad ahna ugu cannantay madaxda Soomaaliya, oo uu sheegay inay shacabkii taangiyo la dhacayaan.

 

Wakiilka Urrurka IGAD, u qaabilsan Soomaaliya, waxa uu tibaaxay in la soo faray in uu fariintan gaadhsiiyo madaxda Soomaaliya, fariintaas oo xambaarsanayd cannaan ba’an oo bahdilaad ku ah madaxda Somalia, laguna sheegay inay hawlsan yihiin una baahan yihiin in maxakamad caalami ah la saaro.

 

Wakiilka IGAD, waxa uu  si adag ugu canaantay Raysal Wasaaraha Soomaaliya, kaalintii xukuumadda oo aan meesha ku jirin. Farriintan waxaa lagu sheegay inaanay madaxda Soomaalia is waydiin sababta dalalka IGAD ugu dhimanayaan gudaha Somalia iyo sababta ciidamo shiisheeye loogu baahan yahay haddii Somalia haysato ciidamadii iyo hubkii Gaalkacayo lagu garaacay maalmihii la soo dhaafay.

 

Waxaa farriinta ka muuqatay in saluug weyn laga qabo madaxda Soomaalyia, iyada oo lagu sheegay in haddii shacabkiiba la laynayo aanay ahayn in laga hadlo hiigsiga sannadka 2016-ka, waxaana lagu dhalliilay maamul goboleedyada oo u muuqda dawladdo kala madax bannaan oo mid walba ciidan u gaar ah ay si gooni u ah u leedahay.

 

https://www.youtube.com/watch?v=rsejyhknyuc

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories