HomeUjeeddooyinka kulamo Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland la yeeshay Masuuliyiin Maraykan ah iyo...

Ujeeddooyinka kulamo Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland la yeeshay Masuuliyiin Maraykan ah iyo Kulankii Bandhigga Horumarka Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Washington (SLpost)­– Wasiirka  Arrimaha dibedda Somaliland Dr. Mohamed Cabdillahi Cumar oo ku gudo jira socdaal shaqo oo uu ku joogo dalka Maraykanka ayaa kulamo la yeeshay kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha dibedda dawladda Maraykanka u qaabilsan Arrimaha Africa iyo masuul sare oo ka tirsan hay’ada USAID.

blankWasiirka oo kulanka hore la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha dibedda wadanka Maraykanka u qaabilsan arimaha Africa Johnny Carson ayay isku afgarteen in la xoojiyo xidhiidhka siyaasi, dhaqaale, nabadgelyo iyo wada shaqayneed ee Somaliland iyo Maraykanka iyo sidii dawladda Maraykanku ay Somaliland uga taageeri lahayd dhinaca abaaraha oo saamayn ku yeeshay, waxana loo ballamay in muddo kooban gudaheed lagu galo arimahaasi.

blankGeesta kale, Wasiir Maxamed Cabdillaahi Cumar waxa uu kulan la yeeshay Ms. Raj Jandhayala, kaaliyaha maamulka iyo horumarinta ee hay’ada USAID, waxaanay ka wada hadleen sidii loo sii kordhin lahaa kaalmada ay hay’addaasi u fidiso Somaliland, arrintaasina waxay ku dhamaatay guul iyada oo ballan-qaaday in hay’adda USAID ay kordhin doonto mucaawimadii la siin jiray Somaliland.

Wasiirka khaarajiga Somaliland waxa sidoo kale uu ka qayb galay kulan ballaadhan oo ay soo qaban qaabisay hay’ada NED kaasi oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiinta daneeya arrimaha Somaliland oo ay ka mid yihiin Ambassador David Shin, Ambasador Lange iyo mauuliyiin kale oo daneeya arrimaha Somaliland.

blankKulankan ayaa ahaa mid lagusoo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay Somaliland muddadii ay jirtay iyo sidii xal loogu heli lahaa dhibatooyinka wakhtigan hortaagan iyo habka ay hay’adda NED, oo mucaawimooyinka siisa wadamada soo koraya, gargaarka ugu kordhin lahayd Somaliland.

SP News Desk

 Contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories