HomeUhuru Kenyatta oo Hoggaaminaya tirada Codadka la dhiibtay iyo Murashaxa ku guulaystay...

Uhuru Kenyatta oo Hoggaaminaya tirada Codadka la dhiibtay iyo Murashaxa ku guulaystay oo Dhowr Saacadood ka dib la Shaacinayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nairobi (SLpost)- Raysalwasaare ku-xigeenka dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa u muuqda inuu ku guulaystay doorashadii madaxtinimada ee dalka Kenya, isaga ku horreyaa Farqi aad laysugu dhowyahay, sida ay tilmaamayaan natiijooyinka gobollada ee la tiriyey.

uhuruUhuru Kenyatta oo uu dhalay madaxweynihii u horreeyey ee dalkaasi Jommo Kenyatta, ayaa sida ay shaaciyeen guddida doorashooyinku, waxa uu haystaa codad gaadhaya 6,173,433 (Lix milyan Boqol todobaatan iyo saddex kun iyo Afar boqol soddon iyo saddex) ka mid ah 12,338,667 tirada codadka ansaxay ee la tiriyey, taas oo u dhiganta boqolkii 50.03 codadka la dhiibtay, halka ninka ay aadka isugu dhow yihiin ee Raila Odinga uu ka haysto  5,340,546 oo ka mid ah tirada codadka guud ee ansaxay ee 12,338,667 oo laga dhiibtay 291 degmo-doorasho oo codka laga dhiibtay.

Natiijadan ayaa muujinaysa xaalad cusub oo la soo gudboonaata dalka Kenya, iyada oo ay dhici karto in Raila Odinga uu sharciga tiigsado isla markaana ku gorgortamo natiijada.

Guddida Doorashooyinka ee dalka Kenya, ayaa lagu wadaa inay natiijada rasmiga ah shaaciyaan maalinta Sabtida ah abbaaro 11-ka barqanimo, taas oo lagu ogaan doono natiijada Rasmi ah iyo murashaxa ku guulaystay doorashada madaxtinimada dalka Kenya.

Somalandpost.net/London

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories