HomeUganda oo Soomaaliya u Direysa Ciidan Ilaalo u Noqda Xarumaha Qaramada Midoobay...

Uganda oo Soomaaliya u Direysa Ciidan Ilaalo u Noqda Xarumaha Qaramada Midoobay ee Muqdisho

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho(SLPOST)Milateriga dalka Uganda ayaa shaaca ka qaaday in ay dhowaan Soomaaliya usoo dirayaan boqolaal askari si ay u ilaaliyaan Xarumaha iyo agabyada Qaramada Midoobay ee Muqdisho kadib markii ay soo bateen weerarada ay geysanayaan kooxda xagjirka ah ee al-Shabaab.

AU_Soldier_in_Mogadishu

Afhayeenka Milateriga Lt. Col Paddy Ankunda ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in 410-askari dheeraad ah soo diraan isla markaana xoojin doonaan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya.

Wuxuu intaas ku daray in Ciidankaan cusub ay fursad siin doonaan Ciidamada hadda suga Xarumaha Qaramada Midoobay in ay weeraraan goobaha ay weli gacanta ku hayaan kooxda al-Shabaab ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Ciidankaan ayaa qaabilsanaan doona keliya in ay xaqiijiyaan amaanka xarumaha Qaramada Midoobay, waxaana loo bixiyey ‘’U.N. Guard unit’’.

Khuburo ayaa sheegay in Ciidamadaan hor leh ay Uganda usoo direyso Soomaaliya ay fursad u tahay Madaxweyne Yoweri Museveni uu kaga guuleysan karo deeq bixiyeyaasha kuwaas oo cambaareeyay sharcigii dhowaan uu ansixiyey ee mamnuucaya dadka isku jiinsiga in ay isu galmoodaan.

Ammaanka Muqdisho ayaa bishii lasoo dhaafay faraha ka baxay kadib markii la weeraray goobo si weyn amaankooda loo sugo sida Madaxtooyada, xarunta nabadsugida iyo weliba afaafka hore ee Garoonka diyaaradaha oo qarax ismiidaamin lagula beegsaday kolonyo.

Uganda waxaa Soomaaliya ka jooga inka badan 6,000-askari, waxayna hogaamiyaan howlgalka AMISOM.

 Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories