HomeTurkiga Oo Qayb Ciidankiisa Ka Mid Ah Kala Baxay Ciraaq

Turkiga Oo Qayb Ciidankiisa Ka Mid Ah Kala Baxay Ciraaq

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SLpost)-Dowladda Turkiga ayaa sheegay in woqooyiga Ciraaq ay kala soo baxayso ciidamo dheeraad ah kaddib markii ay qayb ahaan halkaas kala soo baxday ciidamadeeda maalmo yar ka hor.

Arrintan ayaa timi kaddib maalin un markii uu Madaxweyne Barack Obama uu ugu baaqay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan in uu dajiyo xiisadda kala dhaxeysa dalka Ciraaq.Turkiga ayaa horraantii bishan waxa uu waqooyiga Ciraaq u diray ugu yaraan 150 askari kuwaasi oo uu sheegay in ay ilaalinayaan tababarayaal milateri oo halkaa ka jooga.

Turkiga ayaa tan iyo 2014-kii ciidamo geeyay xerada Bashiiqa ee u dhaw magaalada Muusil – oo ay maamusho Kooxda Dowladda Islaamiga ah – si ay u tababaraan xooggaga Kurdiyiinta Ciraaq.

Balse dowladda Ciraaq ayaa sheegtay in tallaabadii ugu dambeysay ee Turkiga la qaaday iyadoo aanan lala tashan, waxa ayna sheegtay in arrintaasi ay xadgudub ku tahay madaxbanaanideeda iyo shuruucda caalamiga ah.

Bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa lagu sheegay in Turkigu uu garowsanayo in uu jiray Isfahan darro kala dhaxaysay dowladda Ciraaq taa oo ku aadan ciidammada Turkiga ee halkaasi la geeyay.Dowladda Turkiga ayaa xidhiidh wanaagsan la leh maamul goboleedka Kurdiyiinta dalka Ciraaq.

Hasayeeshee waxa ay cadaw u aragtaa Kurdiyiinta Suuriya oo xulufo la ah isbahaysiga Mareykanka uu horkacayo ee ka dhanka ah Kooxda Dowladda Islaamiga ah, sababtoo ah waxa ay u aragtaa in ay yihiin farac ka tirsan ururka Kurdiyiinta ee PKK ee mamnuuca ka ah gudaha dalka Turkiga.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories