HomeToddoba Qodob Oo Lagu Tayeyn Karo Baahiyaha Arrimaha Bulshada Ee Somaliland

Toddoba Qodob Oo Lagu Tayeyn Karo Baahiyaha Arrimaha Bulshada Ee Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Anigoo ka mid ah aqoonyahanada Somaliland waxaa beryahan dambe hoos u dhac weyni ku yimid arrimhii Bulshada taasi oo aanay cidna ka hadlin iyadoo dadkuna had iyo jeer ka hadlaan arrimaha siyaasadda, ayna muhiim tahay in laga hadlo arimaha bulshada.

Haddaba arrimaha Bulshada ee ay muhiimka tahay in laga hadlo ayaa waxa ka mid ah:

1- Waxbarashada dalka oo la tayeeyo, la isna waafajiyo manhajka waxbarashada dalka si ay waxbarashadu tayo u yeelato.

2- Caafimaadka oo la tayeeyo, isla markaana shaqaalaha ka shaqeynaya kor loo qaado tayadooda iyo aqoontoodaba si ay u noqdaan kuwo khibrad u leh hawsha ay hayaan, shacabkana ay si wanaagsan ugu adeegaan. Sidoo kalena dadka laga baadho lagana hubiyo dawooyinka dalka soo gelaya xaga tayada iyo waxtarkeedaba.

  1. Raashinta ama cuntada dalka soo gelaysana ay xukuumaddu ka baadho caafimaadkiisa, tayadiisa iyo qiimahiisaba.
  2. Biyaha: biyuhu waa nolosha keliya ee aadamuhu ku noolyahay waxa ugu qaalisan, taasi oo aanay dadkuna noolaan karayn biyo la’aan, waxaanan xukuumadda leeyahay ha ilaaliso hana ka shaqayso sidii dadka caasimadda ku nool oo dhami ay u helaan biyo ay cabaan oo nadiif ah iyo guud ahaan degmooyinka dalka oo dhan.
  3. Nabadgelyada: nabadgelyada inagaa ku nool ee iyadu inaguma noola waana in shacab iyo dawladba meel looga soo wada jeedsadaa sidii nabadgelyada dalka loo wada ilaashan lahaa, maadaama cadawgeenuna uu badan yahay.
  4. Tahriibka: tahriibku waa aafo ku habsatay dadka iyo dalkaba waxaana wanaagsan sidii looga shaqayn lahaa aafadaa ku habsatay dalka ee dhalintiisii ay maalin iyo habeenba ay iskugu gurayaan badaha. Yaan la xusuusan dhallinta xilliga dan laga leeyahay ee waa in marwalba baahiyahooga la daboolaa loona dhego furnaadaa.

7: Shaqo La’aanta ku habsatay Somaliland oo dhan sidee looga bixi karaa: Aniga ahaan waxay ila tahay in lagaga bixi karo iyadoo ganacsatada, qurba joogta iyo xukuumaduba intay tallo qaran iskugu yimaadaan ay dalka ka hirgeliyaan shaqo-abuur badan oo wax ku ool ah, oo dhallintu kaga maaranto tahriibka.

Wabilaahi Towfiiq.

Waa Qallinkii Aqoonyahan Jaamac Jiir

Hargeysa Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories