HomeTirada Xoolaha Bishii u dambaysay ka Dhoofay Dekedda Berbera

Tirada Xoolaha Bishii u dambaysay ka Dhoofay Dekedda Berbera

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Berbera (SLpost)-Dhaq-dhaqaaqa dhoofka Xoolaha nool ayaa maalmaahan si weyn looga dareemayaa Dekada Magaalada Berbera iyada oo Maraakiib sida Xoolo tiro badan ay ka goosteen dekeddaas.

Dekeda Magaalada Berbera waxa maanta ka goostay markab qaaday Xoola gaadhaya ilaa boqol kun oo neef  oo is-kugu jiray  in ka badan soddon Kun oo Geel ah iyo Shan iyo Siddeetan kun oo Adhi ah, iyada oo ay wali dekedda Magaalada Berbera taagan yihiin Maraakib badan oo sugaya inay Xoolaha ka qadaan.

blankIsuduwaha Wasaarada Xannaanada Xoolaha ee Gobalka Saaxil Maxamuud Guuleed Diireye ayaa ka warbixiyey tirada xoolaha dhoofay iyo kuwa ay Maraakiibtu dekedda u taagan yihiin, ayaa yidhi, “Caawaoo kaliya waxa Dekeda magaalada Berbera ka dhoofaaya Markab qaadaya shan iyo siddeetan kun oo neef oo adhiya iyo boqol iyo todoba iyo sodon kun oo Geella. Waxa kale oo isaguna xidhan Markab qaadaya shan iyo sodon kun oo Adhiya. Intaas waxa dheer ilaa bisha kawdeedii waxa dhoofay ilaa xoola gaadhayaa laba boqol oo kun oo neef oo Adhiya. Haddii Markabkan lagu darana waxa uu noqonayaa Saddex boqol oo kun oo adhiya ayaa ku dhoofay muddo labaatan cisho ah,”ayuu yidhi Isuduhu wasaaradda Xannaanada xoolaha Gobolka Saaxil.

Dekedda Magaalada Berbera ayaa lagu wadaa inay sannadkan ka dhoofaan saddex Milyan oo Xoolo isugu jira Adhi, Lo’ iyo Geel iyada oo lagu gudo jiro wakhtigii diyaar garowga Xajka ee xoolaha ugu badan u dhoofi jireen dalka Sucuudiga iyo waddamada kale ee Carbeed.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories