HomeTirada Dhimashada ka dhashay Rabshadaha ka Socda Masar oo sii Kordhaysa

Tirada Dhimashada ka dhashay Rabshadaha ka Socda Masar oo sii Kordhaysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Qaahira (SLpost)-Ugu yaraan 24 ruux ayaa dhimatay, in ka badan 200 oo qof oo kalena waa ay dhaawacmeen kaddib  isku dhacyo milateriga Masar iyo taageerayaasha Madaxweyne Dr. Maxamed Mursi ku dhex maray magaalada Qaahira iyo magaalooyin kale oo ku yaalla dalkaas.

Kumannaan taageerayaasha Madaxweyne Mursi ayaa isugu soo baxay Masaajidka Rabea Al- Adaweya ee magaalada Qaahira iyagoo garaacaya durbaano, waxa ayna sheegeen inay u dhimanayaan taageerada Madaxweyne Maxamed Mursi.

Goob joogayaal ayaa sheegay in milaterigu uu rasaas oodda kaga qaaday kumannaanka taageerayaasha Madaxweyne Mursi ee dibad-baxa dhigayay, kuwaas oo isku dayay inay ku hor Mudaaharaadaan Wasaaradda gaashaandhigga ee dalkaasi Masar.

Milateriga ayaa xukunka ka tuuray madaxweynaha maalintii Arbacada ee todobaadkii hore, iyagoo laalay gabi ahaanba dastuurkii dalkaas, waxayna sheegeen inay tallaabadaasi u qaadeen si ay u joojiyaan khatarta ka iman kartay dibadbaxyadii shacabka ee ka dhanka ahaa Madaxweyne Maxamed Mursi.

pro-morsi demonstrationsQul-qulatooyin cusub oo ilaa shalay ka bilaabmay dalkaasi Masar, ayaa ka dhashay ka dib markii ay soo baxeen warar lagu sheegay in Raysal-wasaaraha dalkaas loo dooran doono hoggaamiyaha mucaaradka ugu miisaanka culus dalkaas Maxamed Al-Baraadici oo horena u ahaa Agaasimihii hay’adda Xakamaynta hubka nukliyeerka ee Qaramada Midoobay, isaga oo markii uu xilkaas ka hawl-gabay u tafaxaytay inuu ka qayb-qaato siyaasadda dalka Masar.

SOMALIALNDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories