HomeTirada Dadka laga helay iyo kuwa U geeriyooday Xannuunka Covid-19 oo Korodhay...

Tirada Dadka laga helay iyo kuwa U geeriyooday Xannuunka Covid-19 oo Korodhay iyo Xaaladihii u dambeeyey ee Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa Maanta Shaacisay Tirada Dad Hor leh oo laga helay Xanuunka Covid-19 iyo weliba Hal Qof oo magaalada Hargeysa ugu Geeriyooday Xanuunkan.

blankAgaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo War-bixinta Maalinlaha ee Xanuunka Covid-19 Warbaahinta siinayay maanta, waxa uu sheegay in 11 Qof oo cusub laga helay Caabuqa Coronavirus, taas oo tirada guud ee dadka laga helay caabuqa Coronavirus ee Somaliland ka dhigaysa 34 qof.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sidan oo kale shalay u shaacisay in Caabuqa Coronavirus laga helay 11 qof iyo hal qof oo xannuunka u dhintay.

Agaasimaha Guud waxa kale oo uu sheegay in hal qof oo kalena maanta u Geeriyooday Covid-19, kaasi oo tirada Dadka Xanuunka dalka ugu Geeriyooday ka dhigaysa 4 Qof.

Sidoo kale, wuxuu sheegay in bogsashadu tahay 3 Qof, halka Dadka la karantiilay dhan yihiin 64 Qof.

Somaliland ayaa dhawaan Hawl-gelisay Mishiinka lagu ogaado Dadka qaba xanuunka Covid-19, kaasi oo ay ka heshay Hay’adda Caafimaadka Adduunka, waxaana illaa xilligaa la joojiyey Dheecaannadii dalka dibeddiisa lagu soo baadhi jiray.

 

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories