HomeTIIRKII NABADDA AYAA GODGALAY

TIIRKII NABADDA AYAA GODGALAY

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
Isagoo gaade ah oo raad raacaya dhiigii aabihii ayuu roob mahiigaan ahi kaynta dhexdeeda ku qabsaday laylka dhexdiisa markaasuu dugaal  biday in uu la jirsado reer jabaqdiisu u dhawayd   waa gaade col ah oo hubaysan oo dabajooga dhiigii aabihii waxaana u hilaacaya dhiiga gacan ku dhiiglihii iyo raaska aabihii ku maqnaa.
Isla qoyskii iyo ninkii aabihii gacantiisa ku dilay ayuu noqday guriga uu roobku galiyay ee uu hadda dhex taaganyahay oo uu marti aan lagu talogalin yahay.
Wuxuu sheegay marka geydha iyo dhibicda roobku ay xoog kagasoo gudubto rarada aqalka ee dhibici korkiisa ku dhacdo in uu ninka reerka lihi ka gufaynayay hadba meeshii ku daroorta karaamaynta martiga awgeed.
Kolkii waagu beryay ayuu ogaaday ninkan uu xalay gurigiisa jirsaday in uu yahay ninkii gashiga iyo dhiiga aabihii uu fadhiyay 
Isla markaasna uu ladaabanayo caanaha ninkii uu qoriga u sitay waxaan goostay ayuu yidhi in  raacdada dhiigii aabe utunta aan hadhidoonin aakhiro iyo adduunba gaadhina doonta denbiile iyo mid aan denbi lahaynba  aan ku beddesho Nabad iyo godob la’aan.
Ilaahay Subxaanahuu watacaalaa wuxuu jideeyay dilka saddex qodob midkood sida ay aayadda Qur’aanku inoo sheegayo.
1:In uu Qisaasto xaqluhu gacan ku dhiiglaha 
2:In uu xaqluhu diyo qaato iyo mag 
3:In uu cafiyo 
Qodobka 3aad cafiska ayuu eebe aayadda ku leeyahay in aad cafido ayaa u dhaw alle ka cabsiga iyo samo fal.
Adigoo dhiig leh in aad samo fasho waa arrin aad u adag waayo? 
adigaa lagu dilay adna waxaad ku beddeshay wanaag iyo samo fal.
“Weligay maamul dawladeed ma aanan mucaaradin oo burbur kumaan talin,,
Waa ma hadhooyinka aynu ka reebidoono mid kamida iyadoo mas’alada khilaafka islaamku aad u adkeeyo iyadoo laga hortagayo burburka iyo khilaafaadka hadimooyinka ku hoos duugan haddaan laga dhawrsan oo aan loogu dulqaadan dhibkastoo jira ayay culimada islaamku sheegeen halista khilaafka oo burbur horseedda.
Sheikhul Islaam Ibnu Taymiya ayaa laga sheegay 
“Kun habeen oo dawlad xumo ah waxaa ka daran hal habeen oo dawladla’aana,,
Xaaji Cabdiwaraabe haddii dadka aan soomaalida ahayn iyo dunidu ay qiimayn lahayd taajka NABADDA iyo is cafiska ayaa la siin lahaa waxaana garabka loo sudhilahaa abaal marinta (Nobel peace prize) ee nabadda adduunka.
Marxuum Xaaji Cabdiwaraabe wuxuu u yahay tiir ay ku daydaan dadka somaliland iyo guud ahaan ummadda soomaaliyeed ee dagan geeska afrika oo ay kala irdhaysay colaad aano godob godob lagu gudo gobanimadoodiina sahayatay iyo wada dhalashadoodii oo keliya ay ka go’do ninkii gashi dabajooga.
“Marxuumka ayaan ugu danbayn ka tacsiyadaynayaa geeridiisa Qaran Qoys Iyo Qaraabo,,
Qalinka 
Abwaan Abdijibaar Aaden Gaas
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories