HomeTansania: Dadweynaha Oo u Dareeray Doorashada Guud

Tansania: Dadweynaha Oo u Dareeray Doorashada Guud

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dar es Salaam(SLpost)- Waddanka Tanzania waxaa maanta ka dhacaysa doorasho guud oo ay ku tartamayaan xisbiga talada haya iyo dhowr xisbi oo kale.

Doorashada ayaa la filayaa in ay noqoto mid adag oo markii ugu horreysay xisbiga haya talada dalkaasi ee CCM uu loolan adag kala kulmayo isbahaysi ka kooban afar xisbi.

23 milyan oo qof inka badan ayaa isu diwangalisay codbixinta maanta.

Taliyaha booliska Tanzania, Ernesy Mangu, ayaa shegay in ku dhawaad 80 kun oo boolis ah ay geyn doonaan guud ahaan dalka si ay u sugaan ammaanka inta ay socoto codbixinta.

Dalka Tanzania oo ay ku nool yihiin 52 milyan oo qof, ahna dalka ugu dadka badan Bariga Afrika, ayaa waxa ay u codayn donaan doorasha guud oo lagu soo dooranayo madaxweyne iyo xubna baarlamaan.

Madaxweynaha xilka ka sii degaya, Jakaya Kikwete, kama qeyb qaadan doono doorashadan, maadama uu laba xilli doorasha soo hogaamiyay dalka.

Axsaabta mucaardka isu tagay ee la baxay CHADEMA ayaa loolan culus ku haya xisbiga CCM ee talada dalka soo hayay tan iyo 1965.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories