Home"Talo Waa Mar Aad Garanwaydo Iyo Mar Aad Gaadhi Waydo" Cali Guray

“Talo Waa Mar Aad Garanwaydo Iyo Mar Aad Gaadhi Waydo” Cali Guray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa  (SL.Post) Talo waa mar aad garanwaydo iyo mar aad gaadhi waydo. Anigu maanta arinta lixdaa goobood iima banaana wax kale oon ka idhaa oon ahayn HADEER WAXA JOOGA HAMAAN KA AFEEFTAY.

 

 

 

cali-guray

Hadii doorashada madaxtooyada uun waa fursad mar hore soo martay oo hadana ay ka luntay. Lakiin maanta maalintii maaha oo waxay ahayd inay noqoto si ka duwan. Anigu kolay cid kale oon ku canaanto garan maayo oon ahayn kuwii shalay markii aan ku musanaabayay dhegaha iga furaystay iyada oo wax waliba markaa suurtogal ahaa.

 

Dadka goobahaa deggen intii cid abaabusha heshay Saaxil bay iska diiwaangeliyeen hadda inta aan is diiwaangelin ee ku hadhay aad bay u yartahayba hadii ay doorashada madaxtooyada uun tahayna dad loo raro uma baahna waayo dee halka uu joogaba wuu uga codayn karaa cidii uu doono.

 

Anigu isma lihi dadka goobahaa ku hadhsan ee iska diiwaangelin kara maanta dhawr boqol wax ka badan inay noqon karaan.

 

Markaa bal colka maanta is xaydxaydaya shalayna loo taag la’aa tay dhigeena aynu wada ogayn guusha ay ka soo hooyaan waynu u wada joogi. Qoladan reer Boorame ee Tvyada soo fadhidaa waxay diidan yihiin iyo waxay doonayaan anigu midna maan garanin.

 

Doorashada Madaxtooyada qofku halka uu joogo ayuu buu codkiisa ka dhiibanayaa ee ma dhawr boqol ee muwaadin ee xaqoodii la kala dhimay ayay xataa diidan yihiin.

 

Taasi xumaan bay u muuqan kartaa haday ay cidi ka joogto saw kuwa la diiwaangelnayo uun ka mid noqon maayaan

 

 

Somalilandpost.Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories