HomeTaliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Oo Ka Hadlay Hawl-Galadda Lagu Mastaafurinayo Dadka Soo...

Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Oo Ka Hadlay Hawl-Galadda Lagu Mastaafurinayo Dadka Soo Galeetiga Ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargaysa(SLpost)Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland ayaa bulshada ku dhaqan Somaliland ugu baaqay in aan waxyeelo loo gaysan dadka aan u dhalan dalka inta laga saarayo,waxaana uu amaanay dad badan oo ka soo jeeda Qoomiyadda Oromada oo Ciidanka isku dhiibay si loogu celiyo dalkoodii ay Wakhtiga Badan ka Maqnayeen.

Waxa uu sheegay in Maxamed Yuusuf Canbaro hawla galada ay ciidanku wadaan in ay kaga sifayn doonaan dadka dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Itoobiya,waxaana uu tilmaamay in hawl galku ka bilaabay dhamaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland.

Taliyaha waxa uu yidhi”Waxaan bulshadda Somaliland ugu baaqayaa inaanay wax dhibaato ah u gaysan dadka aynu walaalaha nahay ee u dhashaydalka Itoobiya,bulshadda aniga oo ku adkaynaya waxaana idin leeyahay dadkaas cida kale ee loo ogol yahay in ay wax ka qabtaan waa ciidanka kala duwan ee Somaliland.waxaan halka ka tilmaami lahaa in qoysas badan oo isa soo abaabulay ay gacanta ciidanka isku dhiibeen,waxaana ay dalbadeen in lagu celiyo dalkoodii iyo meeshii ay ka yimaadeen,waxaana uu cida kale ee aan wali soo gali gacanta ciidanka faray in aanay amarad loo soo jeediyay ka dhaga adaygin ee ay sharciga u hogaan samaan,kuna Noqdaan dalkoodii.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories