HomeTaliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo SHeegay Inay Qabteen Xildhibaano Iyo Askar Puntland...

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo SHeegay Inay Qabteen Xildhibaano Iyo Askar Puntland ah Dagaal Saaka Kadhacay Deegaanka Booda-cade

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

shaqaleDHahar (slpost)-Sida uu sheegay taliya guud ee ciidamada melletariga Somaliland Sareeye Gaash Ismaaciil SHaqale waxa saaka dagaal ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo maamulka puntland Deegaanka looyaqaan Booda cad oo 30KM magaalada DHahar ee gobolka sanaag.

Despite_the_non_frecognition_of_Somaliland_its_armed_forces_is_well_equipped

Taliyaha oo BBC da lahadlayay ayaa sheegay in ciidanka Puntland saaka weerarkusoo qaadeen Saldhig ay ciidanka Somaliland ku leeyihiin meesha looyaqaan Booda- cad ,isagoo intaa raaciyay in Ciidanka Somaliland ayka guulaysteen ciidankii puntland kana qabsadeen Sadex gaadiidka dagaalka ah iyo Lix maxbuus oo uu ka mid yahay ayuu yidhi Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka puntland oo dagaalka ku jiray magaciisana  layidhaahdo Maxamed Canjeex  horena u ahaan jiray wasiirku xigeeenka wasaarada diinta iyo awqaafta maamulka puntland

Sidoo kalena generalku waxa uu sheegay in diiwaan galinta codbixinta ay u socoto sidii loogu talo galay dhamaanba goobaha sanaag bari

DHanka kalena Xildhibaanka tirsan baarlamaanka Somaliland Xildhibaan baar siciid oo iyaduna BBC da u warantay igadoo joogta Degmada DHahar ayaa sheegtay in Diiwaan-Galinta Codbixiye-yaashu u socoto si nabad galyo ah

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories