HomeTaliyaha Ciidanka Booliska Oo Shacbiga iyo Booliska U Soo Jeediyay Inay Si...

Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Shacbiga iyo Booliska U Soo Jeediyay Inay Si Fiican u Wada Shaqeeyaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa ciidanka booliska u soo jeediyay inay gacmo furan ku qaabilaan shacabiga, isla maraasna waxa uu shacabiga ugu baaqay inay ka faa’idaystaan ciidankooda booliska.

sida oo kale waxa uu beeniyay taliyahu in ganacsade lagu iibiyay laanta nabadgalyada wadooyinka ee jigjiga-yar, waxaanu sidan ku sheegay hadal kooban oo uu warbaahinta siiyay “Mar walba waa inay isku xidhnaadaan ciidanka booliska iyo bulshadu, waana sida ay ku jirto danta qaranka iyo ta shacbiga Somaliland, bulshadu waa inay ka faa’idaystaan oo ay la shaqeeyaan ciidankooda booliska, booliskana waxa laga rabaa inay gacan furan ku soo dhaweeyaan bulshada.”

taliyaha oo beeninaaya iibinta laanta nabadgalyada wadooyinka ee galabeedka Hargeysa waxa uu yidhi“Waxa jaraa’idka ku soo baxday in laanta nabadgalyada awoodyinka ee jigjiga ayaa laga iibiyay nin ganacsade ah, isla markaasna loo rarayaa goobkale oo kaantaroolkii hore ah, warkaasi waa mid aan sal iyo raad toona lahayn, jaraadka waxaanu leenahay waxii wanaagsan umadda u sheega oo waxii kicinaaya hawsheegina. waxa kale oo xadgudub ah in nin muwaadin ah oo aan dhul bilays iibsan la sheego oo laga yaabo in lagu dhibaateeyo, arinkaas waxba kama jiraan.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories