Tag:dagaal Bariga Dhexe

Maraykanka iyo Israa’iil oo Weerar ku Dilay Hoggaamiyihii Iran

Warbixin ku saabsan weerarkii Maraykanka iyo Israa’iil ku qaadeen Iran, kaas oo lagu dilay hoggaamiyihii ugu sarreeyey Iran, lana filayo inuu beddelo siyaasadda Bariga Dhexe.