HomeTacab-khasaarka shacab Somaliland iyo tala xumada Golaha wakiilada – W/Q: Khadar Jirde...

Tacab-khasaarka shacab Somaliland iyo tala xumada Golaha wakiilada – W/Q: Khadar Jirde Axmed

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

khadarWaxa aan halkan ka salaamaya dhaman  shacabka rere Somaliland iyo saxaafada  madaxa banan,

Hadii aan ku soo dhawaado fikirkayga.

Waxa beryahan danbe soo  baxaysay in ay doonayaa in loo mudo kordhiyo odhanaysa Golaha wakiilada. Iyada oo aynu ognahay meeqaamka ay ka taaganyihiin wax tar mid wadanku leeyahay iyo  himiladii  u madii soo dooratayba waxa aynu odhan karnaa waa lagu qasaaray Golaha wakiilada dalka iyo dadakuba,

Taasna waxa aan odhan karnaa waxa gefeka iyo lugooyada iska leh shacabka  oo aan ilaa hada garanayn sidii  ay u soo dooran lahaayeen qofka wanaagsan ee mustaqbakoodu kujiro taana waxa u sababa qabyaalada madhalayska ah ee manta aynu ognahay meeqaamka ay Somali u dhigtay,

Waxa aan leeyahay mida kordhin hajootee  waa lagu qasaaray kuwa kan gola ku sheega ah wax aliyaale waxa ay soo kordhiyeen ma jirto balse waxa aan odhankara dib u dhac iyo qasaare ayay wadanka iyo shacabkii soo doortayba ay u hor seeden, malaha nin u danqanaya wadanka iyo dadakaba aanu ku jirin in uu mid waliba jawaan ka buuxsado oo  maalin walba ay dilaalnimo  iyo burburinta wadanka ka shaqeeyan mooye aan waxa kele faraha gelin  oo  wax walba dhaafsadasadaan maslaxadii wadanka iyo dadkoodaba,

Waxa aan leeyahay kordhin iska daaye waa in aan wan dhay loogu darin  oo la kala dira oo shacabku sooo doortaan aan ahayn gafanayaashan oo kele ee ay dad waxa u qabta oo aanay qayaalad  ku soo dooran,

Waxa aan leeyahay shacbka rere Somaliland maalin uun waxa haydiin kordhaan oo barat sida loo xusho dadaka hufan ee wax qabadaka leh oo aad ka kortaan in aad doorataan gofanayaal ku kora dhiiga dadaka iyo kana shacabkooda, waxa aan xukuumada axmed maxamed siilanyo leeyahay   waa in ay ka dirtaa Golaha wakiilada  oo aanay maalin ugu darin  wakhtiga uu kaga eeg yahay  xikoodu oo ay qabataa  sida ugu dhakhsabadan doorashadii Golaha wakiilada si loo bedelo wax matarayaasha hada meesha fadhiya

By: khaddar jirde Axmed

E-mail: xikmaawi410@gmail.com

E-mail: khaddar-29@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories