HomeSUURIYA: Isku-dhicii ugu weynaa ee Mucaaradka iyo Ciidanka Dawladda oo ka Dhacay...

SUURIYA: Isku-dhicii ugu weynaa ee Mucaaradka iyo Ciidanka Dawladda oo ka Dhacay Caasimadda Dimishiq

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dimishiq, 19 March, 2012 (SLpost)- Magaalada  Dimishiq  ee xarunta  u ah  wadanka Suuriya waxa ka dhacay iska horimaadkii ugu  adkaa  ee dhex mara xoogaga  ciidamada xorta ah  ee Suuriya  iyo kuwa  u daacadda ah  madaxweyne  Bashaar  Al-Asad.

blankDagaalada oo qarxay  saaka  waabarigii ayaa socday muddo saddex saacadood ah,  waxaana  lagu  tilmaamay kuwii ugu  xumaa  ee soo mara xarunta  waddankaasi muddadii sannadka  ahayd ee uu dalkaasi ka   socday kacdoonka  isbedle  doonka ah  ee looga  soo  horjeedo xukunka  madaxweyne  Asad.

Xudunta  dagaalkaasi ayaa ahayd  degmada  Al-mezze halkaasi oo ay  ku yaalaan  dhismayaal  dhawr ah oo ay leeyihiin xoogaga  amaanka.

blankTelevision-ka  xukuumadda ayaa sheegay saddex ruux oo uu ku tilmamaay argagixiso  iyo tiro  ciidamo dawladda ahi inay ku dhinteen dagaalkaasi.

Geesta kale,  koox khubaro ah  oo ka kooban 5 ruux, ayaa  gaadhay magaalada  Oimishiq , kuwasi  oo uu diray ergeyga   qaramada midowbday   iyo jaamacadda  carabta u qaabilsan  arrimaha wadanka  Suuriya,  kooxdan khubarada ah  ayay kala hadli doona  saraakiisha  Suuriya xabad  joojin  sidii loo gaadhi lahaa qorshe  kormeer.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories