HomeSuldaanka Guud Beelaha Awal Oo Talo Iyo Hoga-tusaaleyn Ujeediyay Xukuumadda, Axsaabta, Komishanka,...

Suldaanka Guud Beelaha Awal Oo Talo Iyo Hoga-tusaaleyn Ujeediyay Xukuumadda, Axsaabta, Komishanka, Goleyaasha Iyo Bulshada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLP)- Suldaanka Guud ee Beelaha Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, isla markaana talooyin iyo hoga-tusaaleyn ujeediyay xukuumadda, goleyaasha qaranka, axsaabta iyo guud ahaan shacabka Somaliland.suldaan xasan(1).JPG

TALO BIXIN:

 

  • Qabashada doorashada iyo arimaha mudo xileedka xukuumada ee gabogabada ku dhow iyo muddada loo kordhin karo. Ugu horeyn komishanka doorashada qaranka waxaan u arkaa in ay ka gaabshen hanankii lagu yiqiin komishanadii hore oo ku salaysnaa wada tashi dhamaanba laga talo galin jiray hogaamada bulshada qaybahooda sida culimo, madax dhaqameed, axsaab, golayaal, ururo bulsheed intaba waxa tusaale inoogu filan sida ay u qorsheeyen qorshaha diiwan galinta codbixiyaha oon ku dhisnayn talo shilis isla markana ah weyd tamar daran xuub caarona kaba jilicsan waxay qorsheyen ayagoon aqoon wax weydiin in july aybilaabmayso diwangalinta codbixiyayaashu xiligaas oo ku beegan wakhti xagaaga looyaqan oo habayaraate dhulka xeeb oo dhan.
    aanu ku sugnayn dadweyne laga diwan gashaa oo xili xagaa bax lagu maqanyay ah waxay kaloo sheegen in ay afar bilood iyo bil tijaabo ah sida ay shaqadu u dhacday la qiimaynayo waa disamber hadiiba roobabka dayrta yaraadan alle inaguma keenee yaradan waa xili jiilaala oo dadweyneheena sida xoolo dhaqato oo dhami waa hayaan ok xiliyadii madama oyna ku sar goyn cimilada kala duwan marka laga yimaad hadana goldaloolada u weyn ee taal maba ay cayimin doorashada xiligedii ?
    Waxaa kale oynu ognay in qaadhan bixiysyaashii inaga caawinaayay doorashadu diyaar la yihiin kharashkii laga rabay oo lagu qiyaasay 13milyan dollar diwan galin iyo doorasho oo ah 75 boqolkiiba 25 boqolkiiba laga sugayo xukumada isku soo wada duboo wakhtiga aanay u talo baadi goobin sidoda hadaynu u dayno waxaa waajiba in komishanku cayimo xiliga ay dhacayso dorashadu oo waajiba kana saaran qaydhiinka hawsha loo igmaday ee shaqadooda ah waxaan usoo jeedinayaa in ay ku asteeyan bisha march 2016 bisha jeniwary kaambaynkii bilabmo wakhtiga sharcigu ogolyay sidaa dadka iyo dalkaba ugu cadeeyaan qoraxdana ka cadeyan himilada looga fadhiyo .
  • Dhinaca guurtida waa inay ka gutaan waajibadkoda oo qaranka ka badbaadiyaan muran khilaafa oo horseedi kara khalkhal mudada kordhintu ku salaysnaataa mudo kooban mudo xileedka iyo qabsoomida doorasho waxaa dusha kafuulayaa waa 8bilod iyo wax aan dhaamin waana la kordhin karaa inaan dalku ku dhicin dawlad la.aan 3.xukuumada waa inay diyaarisaa kharashka kaga aadan hawlaha doorashada isla mar ahaantana aanay ku fekerin sad bursiimo mudo kordhin wakhti badan
  • Axsaabta mucaaridka waxaan leeyahay joojiya dawldad wadaaga iyo waxaan cidi idinku raaci karin oo fawdo keeni kara si degan u gar naqsada talada dalka cid idiin dhiibtay ma jirto oo tartamayaalbaad ka tihiin wado saxa ku baadi gooba sidii tartan u dhici lahaa
  • Dardaaran iyo gabo gabo guurtidu waa inay ka taliyaan sidii aanu khal khal iyo khilaaf inoogu iman lahayn wakhti qorshe lagu saleyay oo macnaysan waa in ay kordhinta ku qeexaan . Komishanka waxaa looga fadhiyaa Jadwal dhamays tiran oo qeexan kuna cadahay maalinta doorasho dhacayso Ugu danbeyn shacabku waa in ay ka taxadaraan cidkasta oo khalkhal iyo khilaaf wada xukuumad iyo axsaaba.

Wabillaahi Towfiiq

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories