Home"Somaliland Waa Inay Ilaalisa Xidhiidhka Wadamada Caalamka Iyo Wadamada mandaqada ee Aynu...

“Somaliland Waa Inay Ilaalisa Xidhiidhka Wadamada Caalamka Iyo Wadamada mandaqada ee Aynu Jaarka Nahay” Prof: Geedoole

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hageysa (SL.Post) Wasiirkii hore ee Wasaaraddaha Beeraha iyo Waxbarashada Prof:Faarax Cilmi Geedoole, oo hadda ka tirsan Isbahaysiga Kulmiye, ayaa ka xog waramay halka uu marayo wada hadaladii, waxaanu sheegay inuu gunaanad ku dhaw yahay.

download

Prof:Faarax Cilmi Geedoole oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa ku taliyey in xidhiidhka Somaliland iyo Caalamka la wanaajiyo xilli muddooyinkii ugu dambeeyey uu soo xumaanayey, waxaanu yidhi “Wada hadalada aanu la lahayn Xisbiga Waddani, meel fiican oo gunaanad ku dhaw ayey noo marayaan, guul iyo is fahan ayeyna ku dhamaan doonaa haddii Rabi idmo”.

Faarax Cilmi Geedoole mar uu ka hadlaayey Shirka Golaha Dhexe ee Waddani wuxuu yidhi “Waxa laga yaaba in heshiiskaygu ka soo horeeyo, balse Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani, natiijo fiican oo lagu wada qanacsan yahay oo bilaa turxaan ah ayuu haddii Rabi idmo ku dhammaan doonaa”.

Faarax Cilmi Geedoole mar uu ka hadlaayey xidhiidhka Somaliland iyo Beesha Caalamka ayaa yidhi “Somaliland waa inay ilaalisa xidhiidhka Wadamada Caalamka iyo Wadamada mandaqada ee aynu jaarka nahay, maxa yeelay kama maarmayno, sidoo kale Somaliland waa inay ilaalisa isku xidhka iyo wanaajinta muwaadiniinta Somaliland, Shacabkuna meel kasta oo ay joogaan dalka gudihiisa iyo dibadiisaba waa inay isku duubnadan, oo qaranimadooda iyo nabadgalyadooda ilaashadan”

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories