HomeSomaliland: UCID Oo Lagu Bilaabay Ololaha Doorashada Madaxtooyada

Somaliland: UCID Oo Lagu Bilaabay Ololaha Doorashada Madaxtooyada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeisa (Somalilandpost) – waxa maanta si rasmi ah u bilaabmay ololihii doorashoyinka Somaliland, waxaana maanta ololihiisa bilaabay oo kalkiisa noqotay xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo bakhtiyaa nasiib u helay inuu maalinta koowaad uu noqdo, halka maalinta labaadna uu noqday xisbiga KULMIYE, maalinta sadexaad uu noqday xisbiga WADANI.

Goboladda iyo degmooyinka Somaliland waxa isku soo baxyo waaweyn ka sameeyey taageerayaasha xisbiga  UCID, waxaanu gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe kala qaybgallay taageerayaashiisa gobolka Togdheer ee xaruntiisa burco

faysal

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in doorkan doorashadda uu isagu ku guulaysan doonno, waxaanu sheegay in doodii uu habeenkii dhawaa ka qaybgalay ay dadweynaha intoodda badan ku hambalyeeyeen oo uu isagu noqday ninkii ku horeeyey doodda, sidaas darteed waxa uu odsaday in tageeradda loo muujiyey codkana loogu daro.

“Labada Murashax Ee Kale Taladoodi Waxay Saarteen Salaadiintoodii, Anna Waxaan Taladayda Saartay Ilaahay, Waxaa Ii Soo hambalyeeyay Dad Ku Dhaw 200,000,(Laba-Boqol Oo Kun Oo Qof ,) Hambalyana Waxaan Uga Baahi-badnahay Cod-ka oo aad I Siisaan,”ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.

Ololaha xisbiyadda ayaa socon doono muddo saddex toddobaad ah, waxana ka dib loo dareeri doona doorashadda oo ku beegan 13-ka November,2017-ka taas oo la soo dooran doonno madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka cusub ee bedeli doona madaxweyne Siilaanyo.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories