HomeSomaliland oo shaacisay Qorsheyaasheeda Siyaasadeed ee Wada-hadallada Somalia oo Todobaadyo ka hadhsan...

Somaliland oo shaacisay Qorsheyaasheeda Siyaasadeed ee Wada-hadallada Somalia oo Todobaadyo ka hadhsan yihiin Muddadii loo Cayimay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London (SLpos)- Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland,Md. Maxamed Biixi Yoonis oo ku sugan magaalada London ee xarunta dalka Britain ayaa shaaciyay inay kala hadli doonaan dowladda Soomaaliya sidii ay ugu qancin lahaayeen inay kala soo noqdeen madax-banaanidoodii.

“Wada hadallada soo socda waxaan doonaynaa in looga hadlo sidii aan u kala bixi lahayn Annaga (Somaliland iyo Soomaaliya oo aan u noqon lahayn laba dal oo jaar ah oo walaalo ah,” ayuu yidhi Wasiir Maxamed Biixi oo u warramayay BBC-da.

Maxamed Biixi Yoonis

.
Ma la weydiiyay wuxuu kala socdo wadahadallad hadda socda ee Somaliland iyo Soomaaliya u dhexeeya ayuu sheegay inay muhiim noqotay in kalsooni la abuuro, in dadku isku soo dhawaadaan in wadahadallado la billaabo.
Sidoo kale, asiirka ayaa waxaa la weydiiyay in wadahadallada ay dowlado waaweyn oo caalamka ku lug leeyihiin. Isagoo ka jawaabayay su’aashaas ayuu sheegay in dalalka dariska ah ay la socdaan qadiyadda Somaliland halka ay marayso, kuwa waaweynna dhowr jeer oo loo sharraxayay, sidaas awgeedna aanu filayn inay is-hortaagaan qorshaha Somaliland.

“Hadda Soomaaliya waxaa ka jirta dawlad rasmi ah, hore ugama aanay jirin waxaana filaynaa in xilligan ay tahay markii ay ka wada hadli lahaayeen sidii ay u kala tegi lahaayeen,” ayuu hadalkiisa ku daray wasiirka.

Dhanka kale, Wasiirka ayaa waxaa la weydiiyay qorshaha safarka uu hadda ku joogo magaalada London ee dalka Britain, isagoo sheegay inuu kulammo la qaatay Wasiirro ka tirsan xukuumadda UK oo uu kala hadlay qadiyadda Somaliland iyo heerka ay taagan tahay, isla markaana ay ka wada hadleen dhinaca taageerada ay siiyaan maamulka uu ka tirsan yahay.

Somalilandpost.net

London

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories