HomeSomaliland oo ka qeybgashey markii ugu horeysey shir caalamiya oo lagaga hadlaayey...

Somaliland oo ka qeybgashey markii ugu horeysey shir caalamiya oo lagaga hadlaayey waxbarashada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
  • New York(SLpost)Xukuumadda Somaliland ayaa kulan caalami ah kaga qayb gashay dalka Maraykanka.Shirkan oo lagaga hadlayay Waxbarashadda ayaa waxa Somaliland ku soo marti qaaday ergayga qaramadda Midoobay u qaabilsan Waxbarashadda. Somaliland ayaa waxa shirkaasi ku matalayay Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Waxbarashada Axmed Nuur Faahiye Iyo Cali Salaan Jirde oo ka tirsan Saraakiisha sarsare ee Wasaaradda Waxbarashada Hadaba qoraal kooban oo ay soo gaadhsiiyeen Somalilandpost ayaa u dhignaa sidan waxa uu shirku ku saabsanaa waxbarashada waxa ay Somaliland ka mid ahayd lix dal oo uu Gordon Brown oo hadda ah ergayga gaarka ah ee xogahaya guud ee QM u qaabilsan waxbarashadu ku casuumay wasiirka tacliinta Somaliland, halkaas oo aanu u gudbinay laba dhocument oo kala ah Somaliland five years Education Sector strategic Plan (ESSP) iyo Somaliland country paper, halka dawlada Soomaaliya aanay waxba la iman shirka isla markaana dawlada maraykanku u diiday wasiirka Horumarinta bulshada ee Xamar fiisaha dal ku galka, iyadoo badalkeedii uu yimid nin la yidhi waa wasiirka maaliyada oo aan wax uu sheego garanayn, taasoo Soomaaliland siisay fursad qaali ah oo ay ku gudbiso rabitaankeeda iyo baahiyaheeda si fudud una furtay dhagaha dadkii shirka joogay oo u badnaa dawladaha qaadhaanka bixiya, baanka adduunka, hay?adaha qaramada midoobay. waxa shirka soo qabana qaabiyey Gordon Brown.
  • shir

Waxa ka soo qayb galay wasiirada Denmark iyo Norway u qaabilsan horumarinta caalamiga ah, madaxa hay?ada Global Parnership for Education (GPE) Ms. Alice Albright, Madaxa Qadar foundation Sheekha Musa, boqorada Jordan Queen Rania, iyo marti sharaf kale oo ah dadka daneeya waxbarashada caruurta adduunka iyadoo Somaliland ay ka mid tahay dalalka bilaash ka dhigay waxbarashada asaasiga ah.

Somalilandpost.net

New York

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories