HomeSomaliland oo Dib u Fasaxday Keenista iyo Ka-ganacsiga Qaadka iyo Shuruudo lagu...

Somaliland oo Dib u Fasaxday Keenista iyo Ka-ganacsiga Qaadka iyo Shuruudo lagu Xidhay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Guddiga ka-hortagga iyo Xakamaynta Covid-19 ee Somaliland, ayaa maanta fasax Keenista iyo Ka-ganacsiga Badeecadda Qaadka laga soo waarido dalka Ethiopia oo hore loo xayiray muddo bil ah, iyadoo lagu sababeeyey inuu ka qayb-qaadanayo faafitaanka Xannuunkan.

Guddiga oo warqad qoraal ah oo ay ku socodsiiyeen ganacsatada Qaadka iyo wargelin soo saaray maanta, waxay sheegeen in laga bilaabo maalinta Berri ee Axadda uu qaadku u iman karo sidiisii caadiga ahayd, balse waxay shuruudo ku xidheen ganacsatada qaadka iyo dadka isticmaala labadaba.

blankQoraalka ka soo baxay Guddiga oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Guddiga Covid-19 ahna madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, ayaa u qornaa sidan:-

“Sidaan la wada soconto waxay guddiga covid-19 hore u joojisay qaadka wakhti kooban inaga oo ka hortagayna faafintaanka xanuunka coronavirus. Haddaba iyada oo ay ka hadhsan tahay wakhtigii muddo ku siman afar cisho waxay gudigga Covid-19 go’aansatay in la fasaxo laga bari wixii ka danbeeya, oo ah axadda taariikhduna tahay 17/05/2020 qaadku uu iman karo sidii caadiga ahayd fasaxna yahay waxayna guddigu soo saarayaan qodobo (habraaca ilaalinta caafimaadka bulshada) ayna tahay in la ilaaliyo kuna socda ganacsatada qaadka iyo dadka isticmaala labadaba.

Qodobada Habraaca Ah

  • In kolayga qaadka ay iibin karaan 2 qof oo kaliya mid gudaha iskuna jiraan 2M
  • Inay xidhaan qalabka ka hortagga ee kala ah af saabka iyo gacmo gashiga.
  • Inaad dhigtaan kolayga alkoolka lagu masaxdo
  • In darawalada iyo dadka la socda gaadiidka qaadka keena ay xidhaan af saabka iyo gacmo gashiga, haystaana alkoolka lagu masaxo gacmaha
  • In shaqaalaha guud ahaan ka shaqeeya qaadka shirkaduhu dhigaan qalabka lagu baadho xumadda ayna baadhaan mar walba oo ay shaqada soo galayaan
  • In dadka iibsanaya qaadka ay galaan kuyuu iskuna jiraan 2M
  • Siday hore guddigu u sheegtay waxaan dadka ku boorinaynaa inaanay isugu iman marfashyada iyo majlisyada lagu qayilo midna.
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories