HomeSomaliland Oo Dacwad Sharci u Gudbisay Maxkamadda Caalamiga ee ICJ

Somaliland Oo Dacwad Sharci u Gudbisay Maxkamadda Caalamiga ee ICJ

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Paris (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa maxkamadda caalamiga ah ee Cadaaladda horgaynaysa dacwad sharci ah oo la xidhiidha Qadiyadda madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland.

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Dr. Ciise Kayd Maxamuud oo Socdaal shaqo ku jooga dalka Faransiiska, ayaa hoos ka xarriiqay in tallaabadani kaalin muhiim ah ka qaadanayso ka dedaallada baadi-doonka aqoonsiga Somaliland iyo ka midho-dhalinta halganka loogu jiro sidii qaranka Somaliland Caalamka uga heli lahaa ‘madax-bannaanida uu xaqa u leeyahay’.

Wasiir Ciise Kayd waxa uu sheegay in xukuumadda Somaliland hawshan u xil-saartay sharci-yaqaanno caalami ah oo difaaci doona xuquuqaha sharciga ah masraxa Caalamka si ay Somaliland uga hesho maqaamka ay ku leedahay beesha caalamka.

Wasiirku waxa uu sheegay in sharci-yaqaannada Caalamiga ah ee loo xil-saaray arrintan Somaliland ay dhammeystireen qabyo qoraalka dacwadda isla markaana ay dhawaan u gudbinayaan Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ (International Court of Justice) oo fadhigeedu yahay Magaalada Hague ee dalka Holland (Netherlands)

Heshiiska Is-afgarad ee ay wada saxeexdeen Somaliland iyo Itoobiya, ayaa qayb laxaad leh ka qaadanaya isla markaana kaabi doona tallaabada sharci ee Somaliland iyadoo la eegayo himilada iyo hiigsiga siyaasadeed ee qarankani leeyahay, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories