HomeSomaliland oo Bangiga Adduunka iyo Qaramada Midoobay baaq ugu dirtay Gacan-qabashada Beeralaydeeda

Somaliland oo Bangiga Adduunka iyo Qaramada Midoobay baaq ugu dirtay Gacan-qabashada Beeralaydeeda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargaysa(SLpost)Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole ayaa ugu baaqay Baanka Adduunka  iyo Hay’adaha Caalamiga ee dhinaca cuntada inay dhiirigaliyaan beeraleyda Somaliland ee soo saara cuntada wadaniga ah.

Wasiirku waxa uu sidan ka sheegay munaasibad maanta ay beeraleyda gobolka Gabiley ku soo bandhigeen dalagyo cunto waddani ah oo ay soo saareen, waxaana uu tilmaamay in loo baahan yahay in mudnaan la siiyo cuntada wadaniga ah si dalku u gaadho isku filnaansho cunto.
“waa cunto wanaagsan oo nafaqo leh”ayuu yidhi Faarax Cilmi Geeddoole.

Wasiirka-Beeraha1

Waxaanu baaq u diray “waxaan halkan fariin uga dirayaa World Bank qaybta horumarinta Somaliland ee xaga Ganacsiga ka. Waxay had iyo jeer dhiirigaliyaan inta badan beeraha soo saara khudrada iyo midhaha, waxaan ku boorinaynaa in Baanka adduunku dhiirigaliyo beeralydaa cuntada soo saaraysa si aan u gaadhno ama wax uga qabano mudnaanta cuntada ama iskaga filnaano”.

Wasiirka ayaa Hay’adaha Caalamiga ah ee taageera wax soosaarka Beeraha sidoo kale u soo jeediyay “waa in hay’aduhu kuwa caalamiga ah ee cuntada dhiirigaliyaan beerlayda waxaan kula talinaynaa in ay dadaalkooda halkaa ka sii wadaan”.

Somalilandpost.net

Hargaysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories