HomeSomaliland iyo Imaaraadka Carabta Oo Ka Wada-hadlay Hirgelinta Maalgeshi Cusub Oo Muhiim...

Somaliland iyo Imaaraadka Carabta Oo Ka Wada-hadlay Hirgelinta Maalgeshi Cusub Oo Muhiim Ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dubia (SLpost)- Dowladaha Somaliland iyo Imaaraadku ayaa toddobaadkan ka wada-hadlay qorsheyaal hor leh oo dalka ganacsatada iyo Dowladda Imaaraadka u suurta-galinaya inay maalgeshi ku sameeyaan kheyraadka dabiiciga ah ee Somaliland gaar ahaan dhinacyada tamarta iyo macdanta.

Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Cabdilaahi Faarax Cabdi ayaa Socdaal ku tagay dalka Imaaraadka Carabta, waxaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay Sheekh Saud bin Sar al Qassimi oo ah Amiirka Xukuma Imaaradda Ras al-Khayma oo ka mid ah Toddobada Imaaradood ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabtu ka kooban yahay.

Wasiirka oo uu wehelinayo la-taliyihiisa gaarka ah Ibraahim Cali Yuusuf iyo masuuliyiinta Imaaraadka, ayaa ka wada-hadlay qodobbo muhiim ah oo la xidhiidha maalgashiga dhinaca tamarta iyo macdanta iyo sidii ay Somaliland ganacsatada iyo Dowladda dalkaas ugu soo bandhigi lahayd fursadaha maalgashi ee dhinacyadan.

blank
Wasiirka oo lagu Soo dhaweynayo Qasriga Madaxtooyada ee Imaaradda Ras Al Kheymah

Sheekh Saud bin Sar al Qassimi oo ah xubin ka tirsan Golaha Sare ee majaraha u haya talada dalka Imaaraadka Carabta, ayaa soo dhaweeyey qorshaha Xukuumadda Somaliland maalgeshiga ugu raadinayso ka-faa’idaysiga kheyraadka ku duugan Somaliland, waxaanu ballan-qaaday inay Somaliland u soo diri doonaan wefti Dowladda iyo ganacsatada Imaaraadka ka kooban oo indho-indhayn ku samayn doona meelaha ku habboon maalgeshiga kheyraadka Tamarta iyo Macdanta ee Somaliland.

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories