HomeSomaliland iyo Canada oo ka Wada-hadlay Dar-dargelinta Doorashooyinka iyo Arrimo Kale

Somaliland iyo Canada oo ka Wada-hadlay Dar-dargelinta Doorashooyinka iyo Arrimo Kale

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Canada ayaa u soo jeedisay Baarlamaanka Somaliland in la dar-dar geliyo Doorashooyinka si looga midho dhaliyo nidaamka Dimuqraadiyada ee ku dhisan Axsaabta baddan.

Gudoomiye ku xigaanka 2aad ee Baarlamaanka Somaliland Md.Cali Xaamud Jibriil oo kula kulmay magaalada Ottawa dhigiisa waddanka Canada MP. Chris D’entromenta ayaa ka wada hadlay arrimo la xidhiidha Doorashooyinka Somaliland iyo xidhiidhka iskaashi iyo wax wada qabsi ee labada golle Baarlaamaan Canada iyo Somaliland. Iyaga oo si gaar ah diirada u saarey sidii loo xoojin lahaa Mashaariicda horumarineed ee Dhinacyada adeega bulshada.

Xildhibaan Chris ayaa u soo jeediyey baarlamaanka Somaliland in la derdar geliyo hawlaha Doorashooyinka.

blankblankGudoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee Waqooyiga Ameerica Cabdiqani Axmed Askar oo uga waramay Hayaan Media kulanka ayaa sheegay inuu qayb ka yahay booqasho uu Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Somaliland Md.Cali Xaamud Jibriil ku galaa bixinayo waddanka Canada iyo Dalka Maraykanka, kuwaas oo kaga qaybgalayo Munaasibada xuska 18 May Sanadguurada 32aad ee Madaxbanaanida Somaliland.

Mr. Abokar waxa kale oo uu xusay in Gudoomiye Xaamud la yeeshay kulan Wasiirka Kalluumeysiga dowladda Canada MP. Joyce Murray.

Gudoomiye-ku-xigeenka 2aad ee golaha Wakiiladda Somaliland Md. Cali Xaamud Jibriil ayaa waxa uu la kulmay dhigiisa baarlamaanka dalka Canada Xildhibaan Chris D’entroment iyo Wasiirka Kalluumeysiga dalka Canada ahna Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalkaasi Md. Joyce Murray waxaanay ka wada hadleen sidii loo dar-dargelin lahaa doorashooyinka dalka Somaliland, isla markaana loo sii xoojin lahaa xidhiidhka iskaashi iyo wax wada-qabsi ee labada Golle Baarlamaan Canada iyo Somaliland.

Xidhiidhka labada dal ee Canada iyo Somaliland gaar ahaan xoojinta mashaariicda horumarineed ee dhinacyada adeega bulshada.

Gudoomiyaha qurbo-joogta Somaliland ee waqooyiga Ameerika Cabdiqani Axmed Askar ayaa xusay in kulamadan ay qayb ka yihiin booqashada uu Gudoomiye Cali Xaamud Jibriil uu ku gaalaa bixinayo waddanka Canada iyo dalka Mareykanka oo uu kaga qaybgalayo xuska sanad-guurada 32aad ee madax-banaanida Somaliland ee 18-Ka May. Waxa kale oo kulankaasi goob-joog ahaa Wakiilka Somaliland ee dalka Canada Marwo Luul Cismaan.

blankblank

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories